Jen. Maxamed Siciid Xersi (Morgan) oo ah sarkaal ciidan oo muran badan ka taagan yahay doorkiisii dowladii milateriga iyo jabhadihii…
Browsing: Doorashada 2016
Iyadoo ay socdaan ololaha doorashada ee loogu jiro xildhibaannimada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya warar xasaasi…
Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta si rasmi ugu dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan xilka…
Doorashada 2016 ee Soomaaliya ayaa markii labaad dib loo dhigay sida lagu shaaciyay war-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Dadban.
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ah ugaaska beesha Xawaadle ayaa qaadacay go’aan kasoo baxay guddiga Doorashada Dadban.
Waxaa hadda socota xaflad uu madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed
Magaalada Muqdisho ayaa maanta ku jirta soo dhoweyntii labaad e madaxweynihii hore ee KMG ahaa Sheekh Shariif Axmed oo si…
Madaxda Madasha Qaran ayaa isku haya waqtiga dib loo dhigayo Doorashada 2016 oo maanta ay baaqay xaflad lagu waday in…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa si lama filaan ah dib ugu dhigay qorshe ay doonayeen inay ku shaaciyaan waqti cusub oo…
Waxa dib u dhac ku yimid qoshihii guddiga Doorashada Dadban ee hore loogu dejiyay inay ku dhacaan doorashada labada aqal…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2016.
Been abuur u muuqda olole siyaasadeed ayaa laga faafiyay Sureer Abshir Muuse oo ka mida haweenka miisaanka ku leh Puntland.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Maxamed Cabdulaahi (Farmaajo) ayaa ku soo wajahan Magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa afar sano ka hor markii uu ahaa musharax mucaarad ah oo u taagan xilka madaxweyne ku…
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka mida mucaaradka kasoo horjeeda dowladda waqtigeedu dhammaaday ee Soomaaliya ayaa sheegay inuusan jirin mas’uul…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in la magacaabay Guddiga Xalinta Qilaafaadka xilliga Doorashooyinka 2016.
Bandhig, is muujin, shacbiyad iyo cudud taageero ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho markii taageerayaasha Sheekh Shariif Axmed ay isu…
Dadweynihii ugu badnaa ayaa maanta isu soo baxay soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Muqdisho ku…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dhowaan la filayo inuu ku dhawaaqo musharaxnimadiisa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa…
Wararka laga helayo ilo ka tirsan Guddiga Doorashada Dadbana ee Soomaaliya ayaa sheegaya in dib loo dhigayo waqtiga loo qabtay…
