Iyadoo magaalada Jowhar uu ka socdo ololaha doorashada Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa waxaa maanta magaaladaasi gaaray mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin…
Browsing: Doorashada Hirshabeelle
Madaxweyne ku xigeenka waqtigiisu dhammaaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa maanta dib ugu laabtay xaruna Hirshabelle ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ee waqitigiisu dhammaaday Cismaan Barre Maxamed ayaa taageeray Guddiga Farsamada Doorashada Hirshabeelle, isagoo ku adkeeyay inay ku…
Tan iyo markii uu soo bilowday qorshaha dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe waxaa hareeyay diidmo weyn oo ka imaaneysay…
War Saxaafadeed ay soo saareen xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Hirshabelle ayaa lagu taageeray doorasho waqtigeeda ku dhacda in…
Maamulka Hirshabelle ayaa waqtigiisu gabogabo yahay, iyadoo aysan muuqan doorasho xilligeeda ku dhici doonta oo maamulkaasi aadayo markii uu shalay…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hor yimid Guddiga Farsama Doorashooyinka Hirshabeelle ee uu dhowaan magacaabay, isagoo ku gacan…
Siyaasyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Beesha Xawaadle oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka digay burbur soo wajihi…
Madaxweynaha xilkiisu dhammaanayo ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si aan la fileyn uga tanaasulay inuu mar labaad isu…
Iyadoo ay oo dhowaatay Doorashada Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa soo baxaya qorshe Doorasho oo madaxweyne Farmaajo ka damacsan yahay Maamulkaasi,…
Waxaa hadda soo gabagaboobay tirinta codadka doorashadii madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, iyadoo uu ku guuleystay Maxamed Cabdi Waare.
Waxaa goor dhow soo idaalatay cod bixinta wareegii koowaad ee doorashada madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo haatan ka socota xarunta Jowhar.
Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ka bilaabaneysa doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, kadib markii xilka laga qaaday madaxweynihii hore Cali C/llaahi…
Waxaa magaalada Jowhar dhowaan ka bilaabaneysa doorashada madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo ay ku tartamayaan 8 musharax.
Iyadoo ololaha doorashada maamulka Hirshabeelle uu xowli ku socdo ayaa waxaa soo shaac baxay sida madaxda dowladda u kala taageersan…
Baarlamaanka Hirshabeelle ee Baarlamaanka maamulkaasi ayaa maanta ka shiraya dib u dhigista Doorashada madaxweynaha Hirshabeelle
Xubno ka tirsan Guddiga Qaran ee Doorashada ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa sheegay in uu dhowaan ku dhawaaqi doonaan Gudiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle.
