Golaha wakiilada Puntland ayaa magacabaay Guddiga Doorashada Guddoonka Golahaasi oo dhici doonta maalmaha soo socda.
Browsing: Doorashada Puntland
Waxaa maanta Magaalada Garoowe lagu soo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda deegaanada Puntland.
Waxaa maanta magaalada Garowe lagu dhaariyey Wakiilada cusub ee Baarlamaaka Puntland oo dhalay lagu dhawaaqay markii ay soo xuleen isimada…
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Amniga Maamulka Puntland ayaa lagu mamnuucay inta ay socoto ololaha doorashada maamulkaasi inay degaanada Puntland tagaan…
Issimada degaanada Puntland ayaa magaalada Garowe kasoo saaray bayaan ka kooban afar qodob oo ku saabsan doorashada Maamulkaasi ee dhowaan…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Cabdullaaahi Xaaji (Camey) ayaa dib uga laabtay dacwad uu kusoo oogay madaxweynaha dowladda Puntland C/weli…
Garyaqaanka Guud ee Maamulka Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa la saftay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) khilaafka kala dhaxeya…
War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku heyso doorashada Puntland.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa wareegto ku soo saaray jadwalka soo xulista golaha cusub ee wakiilada Puntland, kulankooda…
Maamulka Gobolka Nugaal ayaa amarro ku soo rogay Musharixiinta xilka madaxweynaha ee maamulka Puntland, iyagoo laga dalbaday inay xiriir la…
Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Puntland Jen. Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) ayaa maanta ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay Xilka Madaxweynaha Puntland…
Baarlamaanka maamul Puntland ayaa meesha ka saaray suuragalnimada in waqti kordhis loo sameeyo xukuumad Goboleedka uu hoggaamiyo madaxweynaha Puntland C/weli…
