Browsing: Doorashada
Goormee Mareykanku ku dhawaaqi doonaa Liiska Madaxda iyo Siyaasiyiinta Soomaalida ee xayiraadda la saaray
Odayaasha Beesha Cumar Maxamuud ayaa caawa soo saaray qoraal kulul oo ay ku sheegeen inay qaadaceen oo sharci darro ay…
Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa ka hor yimid jadwalka ay soo saareen Guddiga Doorashada Heer Federaal.
Midowga Musharixiinta oo madaxda Maamul Gobnoleedyada ka dalbaday inay faraha kala baxaan hawlaha Guddiga Doorashooyinka FEIT
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay Jadwalka dhammeystirka Doorashada dadban ee 2022 oo ay xalay soo saareen…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed: “Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddiga FEIT wax kaalin ah kuma laha u yeerista iyo dhaarinta Xildhibaannada”
Maamulka K/Galbeed ayaa maanta soo gabgabeeyay Doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee degaanada maamulkaasi laga soo doorto.
