Ra’iisal wasaarihii hore, ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa ka digay inuu madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Browsing: Doorashada
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku tilmaamy madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu halis ku yahay dowladnimada iyo…
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay saqdii dhexe kadib soo saaray wareegto uu ku sheegay inuu…
Dowladda Mareykanka ayaa taageertay shirka wadatashiga Qaran ee ka dhacaya magaalada Muqdisho, kaasoo uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaankii 10-aad Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa si weyn uga hor yimid tallaabada uu Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan (Lafta-gareen) ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee la saftay Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Midowga Musharixiinta oo shir degdega ka yeeshay xaaladda dalka iyo arrimaha Doorashada, kadib tallaabadii uu qaaday Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee…
Xukuumadda Federaalka ayaa amar ku soo rogtay Taliyaha Ciidamada Badda oo dhowaan eedeyn dhul boob ah warbaahinta uga jeediyey Ra’iisal…
Waxaa la joogaa xilligii si wadajir ah looga hor-imaan lahaa shaqsiyaadka caqabadda ku ah nabadda iyo dowlad-dhiska Soomaaliya
Waxa Qoray C/raxmaan C/shakuur Warsame
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Dawaare ayaa farriin aflagaado culus ah u diray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda…
Rooble wuu gudan waayay waajibaadkii loo igmaday ee ahaa hogaaminta doorasho ku dhisan Heshiiskii 17kii Sebtember
