Gollaha Midowga Musharraxiinta ayaa si buuxda utaageeray go’aankii xilka looga qaaday Guddoomiyihii Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro.
Browsing: Doorashada
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaciyey in lala wareegay barihii bulshada ee Guddiga.
Xukuumadda ma sheegin cidda weerarka ku heysa Rooble, laakiin waxay caddeysay inuu yahay mid sare oo saraakiil ciidan loo adeegsaday…
Guddoomiyihii Guddiga Doorashada Heer federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa xilkii laga qaaday, kadib khilaaf iyo kala qeybsanaan uu ka dhex…
Golaha Hoggaaminta Beesha H/Gidir ayaa si buuxda u taageeray Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta ee hoggaaminaya Doorashada Dalka.
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay xus ku celis ah oo maanta loo…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa lagu cadaadinayaa inuu xilka iska casilo, kadib markii ay xubno ka…
Xaalada milatari ayaa laga dareemay caasimadda Muqdisho, kadib ciidamo badan oo lasoo dhigay waddooyinka iyo shirar ka socda Madaxtooyada.
Arrintan ayaa qeyb ka ah olole Farmaajo ku beegsanayo Ra’iisal wasaare Rooble, kadib xil ka qaadsitii xubno ka tirsan Guddiga…
Musharixii ugu horeyeey ee xilka Madaxweynaha ayaa Baaq iyo talo soo jeedin kasoo saaray dagaalka ka dhacay magaalada Boosaso ee…
Waxaa mar kale soo shaac baxday saameynta ay madaxweynaha Xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo kooxdiisa ololaha Doorashada ee…
Guddiyada Doorashada Heer Federaal FIET iyo Guddiga doorashada Jubbaland ee SEIT ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warqad la faafiyey…
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida Midowga Musharixiinta ayaa u jawaabay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo arrin halis ah…
Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen Doorashadii Dadbaneyd, iyadoo dacwad ka qaba sida…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed ayaa ka jawaabay Is-maandhaaf uu dhaliyey hadal ku jiray khudbadii uu Baydhaba ka jeediyay…
