Browsing: Doorashada
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo ka daba yimid arrintan ayaa xaqiijiyay inay Kursiga HOP067 aanu saameyn ku lahayn eryida xubnhaa Guddiga
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Dadban oo xubno ka mida maanta uu xilka ka qaaday Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa…
Guddiga Xalinta Khilaafkada Doorashada dadban ayaa iska diiday xil ka qaadista uu 7 xubnood oo ka mida uu ku sameeyay…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa si degdega u soo dhoweeyay xilka ka qaadista uu ku sameeyay xubno ka tirsan Guddiga xalinta…
Toddoba xubnood oo ka tirsanaa Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa diiday inay ka baxaan Hotel ay ka deganaayeen magaalada Muqdisho, kadib…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaaday tallaaboculus oo ah inuu xilalkii ka eryay 7 xubnood oo ka…
Golaha Wadatashiga Qaran iyo xubno ka mida Miowga Musharixiinta ayaa markii ugu horeysay in muddo ah kulan khadka ZOOM-ka ah…
Doorashada afar kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa Berri oo sabti ah ka dhaceysa magaalada Muqdisho iyadoo qaab cusub…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo K/Galbeed C/casiis Xasan Sheekh Maxamuud Maxamed ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shirar uga…
Musharax Madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mida Midowga Musharrixiinta ayaa ku eedeeyay Madaxda dowlad Goboleedyada inay qeyb weyn ka…
Guddiga maamulka Doorashada gobollada waqooyi Somaliland ayaa diiwaan galiyay musharaxii ugu horeeyay ee 16 kursi oo doorashadooda si xiriir ah…
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa go’aan ka gaaray Kursigii uu kusoo baxay Agaasimaha KMG ah ee NISA Yaasiin C/llaahi…
Dowladda Mareykanka ayaa farriin toos ah oo ku saabsan Doorashooyinka u dirtay madaxda maamul Goboleedyada dalka.
Dib u dhac siyaasadeed iyo xaalad cusub ayaa soo wajahay go’aankii Midowga Musharixiinta ee hakinta Doorashada Golaha shacabka markii ay…
“Dib u dhac ku yimaada Jadwalka doorashada dalka waxaa Mas’uuliyadeeda qaadaya Mas’uuliyiinta Golaha Wadatashiga Qaranka”
