Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Xijaar ayaa faahfaahin ka bixiyay Shirkii shaki badan laga muujiyey oo ay yeesheen…
Browsing: Doorashada
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo musharax Xilka Madaxweynaha Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska Ikraan…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble ayaa loo diray tallooyin lagu xalin karo…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa Bayaan ay soo saareen waxay ku caddeeyeen inay ka walaacsan yihiin in muranka ka dhashay kiiska…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa heshiis ka gaaray khilaaf muddo…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda soo saaro liiska Musharixiinta Aqalka Sare ee laga…
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Sheekh Cali Dheere) ayaa farriin cod ah oo digniin ah usoo duubay…
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka amar qaadanaya Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Farmaajo ayaa maanta qarxiyey dagaal siyaasadeed nooc…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaara la yeeshay Midowga Musharaxiinta oo ay ka wadahadleen xaaladda Doorashada…
Midowga Musharixiinta oo maanta mar kale ku shiray Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyey Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Wadahaladdii khilaafka Habraaca Doorashada Golaha Shacabka ayaa natiijo la’aan noqday, kadib markii labadii dhinac ka mida ay intooda badan baaqdeen…
Duubabka Dhaqanka Soomaaliyeed ee rasmiga ah, soona dhisay dowladda Federaalka ayaa ka hor yimid Habraacii Doorashada Golaha Shacabka ee ay…
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ee 21 iyo 22 Agoosto…
Xildhibaan C/risaaq Maxamed Axmed (Jindi) ayaa gadoodkii ciidan ee ka dhacay magaalada Beledweyne ku eedeeyay inuu ka dambeeyay Madaxweyaha xilligiisu…
Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee uu hogaanka u yahay Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa qaadcacay Habraacyadii kasoo baxay Madasha Wadatashiga Qaran ee…
Kadib kulan ay maqribnimadii shalay ilaa xalay socday oo ay yeesheen Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Midowga Musharixiinta ayaa la isku…
Waxaa kulan maqribnimadii caawa dhex maray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, kaasoo looga dooday khilaafka ka dhashay…
Kulan gaara oo xasaasi ah ayaa u socda Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha oo isku maandhaafay Hanraacyada…
Waxaa soo baxaya diidmo weyn oo lagala hor yimid Hab-raacyadii kasoo baxay Shirkii ay Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ku…
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa si adag uga hor yimid Habraacyadii Doorashada ee ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran.
