Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay kacsan tahay xaaladda magaalada, kadib markii ay xalay…
Browsing: Doorashada
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Sharma’arke ayaa ka digay qalalaase ay dhaliyaan habka loo maamulayo Doorashada dadban ee…
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shirkoodii Muqdisho 21-22 Ogost 2021 kasoo saaray War-murtiyeedka lagu faahfaahiyey habraacyada Doorashada, Dhaqaalaha iyo Amniga, iyadoo…
Wararka laga helyo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamo beeleed is abaabulay oo ka horeeda madaxweynaha Hirshabeelle ay qabsadeen saldhiga…
Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka ayaa Muqdisho lagu soo gababeeyay, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.
Midowga Musharixiinta ayaa go’aanadii ugu cuslaa ka qaatay Doorashada Dadban ee 2021, kadib shir uga socday Muqdisho oo la filayo…
Si lama filaan ah ayaa loogu doortay Madaxweynaha Soomaaliya 7-dii Febraayo 2017, kadib markii ay saaciday dabeyl siyaasadeed oo isbedel-doon…
Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka ee Muqdisho ayaa galay maalintii labaad, iyadoo caqabado badan ay horyaallaan Doorashada Dadban ee qeyb…
Golaha Siyaasiyiinta Gobollada Waqooyi ee uu hoggaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa soo saaray farriin ku socoda shirka…
Dood weyn ayaa baraha bulshada ka dhalatay kadib soo dhoweyntii Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ee magaalada Muqdisho, taasoo u…
Waxaa xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdiaho maanta ka furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maalmo dib u dhacay.
Wasiirkii hore ee Waxbarashada xukuuamdda Federaalka C/llaahi Goodax Barre ayaa weerar qaawan oo afka ah ku qaaday Madaxweyne ku xigeenka…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa la shaaciyey inuu Sabtida 21-ka Agoosto, 2021 ka furmayo xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.
Tan iyo intii uu xilka qabtay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ku soo beegmay xilli ay xiisad siyaasadeed ka…
Waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya Guddiga Doorashada Heer Federaal, kadib markii uu shalay soo saaray Habraaca Doorashada xildhibaannada…
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray goor dhoweyd Habraaca Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, xilli la filayey inay ka…
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa kadib shir muddo saddex maalmood ah uga socday Golaha Midowga Musharixiinta ayaa laga soo Saaray War-murtiyeed…
Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) oo markii ugu dambeysay isu dhiibay dowladda Federaalka, kadib heshiis ay…
Wasiirkii Gaashaandhigga xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji ayaa noqday Senatoor ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib doorasho goor…
Labada Kursi ee Aqalka sare oo dib loo dhigay inay doorashadooda ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb, waxaa ka mida kursiga laga…
