Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysay amaan iyo bogaadin u…
Browsing: Doorashada
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay kiiska Dacwad ciqaabeed lagu soo oogay shaqaalaha iyo madaxda Hay’adda Sahan Research ee…
Saxiixayaasha Heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya ayaa kulan maanta la yeeshay wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya.
Waxaa maant ku eg mudaddii loo qabtay in lagu soo gudbiyo Liiska Xubnaha ka mida Guddiyada Doorashada ee laga saarayo…
Odayaal, Saraakii, siyaasiyiin iyo waxgarad ka tirsan Beesha Murusade ayaa shir ay ku sheegeen magaalada Muqdisho ku taageeray heshiiskii Doorashada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ayaa munaasabad Qado Sharaf ah u tegay Hotelka…
Midowga Yurub ayaa war kasoo saaray heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya, kaasoo shalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho.
Dowladda Mareykanka ayaa War kasoo saartay Xaaladda Soomaaliya iyio heshiiskii labaad ee Doorashada oo ay Muqdisho ku saxiixeen madaxda Soomaalida.
Khudbadii Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ka jeediyey gabagabada munaasabadii Heshiiska labaad ee Doorashada Federaalka, Afisyoone magaalada Muqdisho.
Beesha Caalamka ee Arrimaha Soomaaliya ayaa soo dhoweysay shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya – Dowlada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DFS-DXDF)…
Waxaa la shaaciyey War-murtiyeedka heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya oo maanta 27 may 2021 lagu saxiixay magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa saxiixay heshiiska Doorashada ee lagu soo afjaray gaaray…
War hadda soo dhacay aya asheegaya in xal laga gaaray qodobkii caqabadda ku noqday xafladda saxiixa heshiis Doorasahada Soomaaliya ee…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/laahi ayaa ugu danbeyn lagu qanciyey inuu ka qeyb galo xafladda xiritaanka iyo Heshiiska Doorashada…
Waxaa Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka bilowday munaasabad lagu so xirayo Shirka Qaran ee Wadatashiga Doorashooyinka oo lagu saxiixayo Heshiiskii…
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi Garabka Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa qaadacay heshiiska Doorashada ee la filayo in…
Waxaa Berri magaalada Muqdisho ka dhaceysa xaflad lagu saxiixayo fulinta heshiiska Doorashada Soomaaliya, iyadoo uu ka qeyb geli doono Madaxweynaha…
Mudane Madaxweyne, Xubnaha Sharafta leh ee Golaha,
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada munaasabadda lagu saxiixayo Heshiiska Fulinta Doorashada, iyadoo lagu casuumayo dhinacyo kala duwan.
Waxaa la isla meel dhigay heshiis guud ahaan laga gaaray Shirkii Qaran ee Wadatashiga Doorashada oo uu hoggaaminayey Ra’iisal Wasaaraha…
