Waxaa magaalada Muqdisho ayaa Sabtida Berri ka furmaya shirweyne ay yeelanayaan musharrixiinta mucaaradka ah ee u taagan xilka Madaxweynaha oo…
Browsing: Doorashada
Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka, ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Xasan Cali Kheyre oo maanta lagu soo dhoweeyay magaalada…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa maanta waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.
Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay arrimaha Doorashooyinka 2020/2021 iyo xaaladda ka taagan dhismah Guddiyada Doorashada.
Madaxda Mucaaradka ayaa bilaabay inay shaaciyeen magacyada iyo muuqaallada Wiilasha taageerayaasha u ah Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaao ee loo magacaabay…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa soo saaray habraaca maamulka Doorashada xildhibaannada labada aqal ee kasoo…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo bandhigay Guddiyada Doorashada Heer Federaal iyo Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashada,…
Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa si kulul uga jawaabay war kasoo yeeray Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi…
Guddiga Maamulaya Doorashada xildhibaannada Banaadiriga ayaa lagu magacaabay wareegro uu soo saaray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaallka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha lagu darayo Guddiyada maamulaya doorashada maamul Goboleeyada dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka baaqsaday xaflad si weyn loogu diyaariyey oo maalmo lagu howlanaa, taasoo ka…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in musharixiinta xilka Madaxweynaha ee mucaaradka ay ku soo jeedaan caasimadda Muqdisho, iyagoo…
Machadalka cilmi baarista Heritage ayaa warbixin faallo ah kasoo saaray xaaladda Doorashada dalka iyo qaabka loo wado, isagoo ka digay…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo iyo Taliska Nabadsugidda ku eedeeyey inaysan ka quusan muddo kororsi,…
Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Arrimaha Doorashooyinka 2020/2021, isagoo sheegay in…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa u jawaabay farriin uu soo diray Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre…
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa xaqiijiyey inuu qeyb ka yahay musharixiinta Madaxweynaha ee soo saaray…
12 Musharax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal ay go’aan uga qaateen ka qeybgalka Doorashada Soomaaliya…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xarunta Madaxtooyada kua hadlay dhalinyaro lasoo xulay oo taageersan ayaa a hadlay halka…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ee uu hoggaamiyo Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa noqday Xisbigii ugu horeeyay ee soo dhoweeyay…
