Waxaa la lasoo gabagabeeyay shirkii Wadatashiga Madaxweynaha Soomaaliya, madaxweynayaasha maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha G/Banaadir ee arrimaha Doorashooyinka, iyadoo laga soo…
Browsing: Doorashada
Shirkii Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Dowlad Goboleedyada + Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dib la isugu soo laabtay , kadib markii…
Kadib laba maalmood oo si adag looga dooday heshiiskii Doorashada Dhuusamareeb 3 iyo sida xal looga gaari karo Doorasho guud…
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mida madaxda Madasha Xisbiyada Qaran ayaa si weyn u dhaliilay sharci darrada uu ku…
Wakiilada Beesha Caalamka ee magaalada Muqdisho ayaab ilaabay inay kulamo kala gaara ugu yeeraan madaxda dowladda Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Maamul…
Waxaa maalintii labaad galay magaalada Muqdisho shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashada dalka 2020/2021, oo ka socda xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya.
Safaaradda Mareykanka ayaa shaacisay in Safiirka dalkaasi u fadhiga Soomaaliya uu kulan la yeeshay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo…
Kadib markii uu Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ku dhawaaqay inuu si rasmi ah ugu taagan…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray Bayaan ku saabsan xaaladda siyaasadda ee dalka iyo go’aan…
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo khudbad ka jeediyay shirka kooban ee maanta ka dhacay magaalada Baydhaba ayaa jawaab u…
Shir saddex geesood ah ayaa madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo Galmudug uga furmay xarunta madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xilliga uu furmayo shirka dhammeystirka Heshiiskii Doorashada Dhuusamareeb III, ka hor inta uusan qabsoomin shirka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cbadi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdigii la socday oo ka yimid dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa Madaxweyne Farmaajo uga guuleystay laba qodob oo halis ah siyaasadisa, kadib tanaasullo uu sameeyay 24-kii…
Waxaa madaxtooyada Soomaaliya ka furmay kulan dhex maraya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Frmaajo iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Siciid C/llaahi…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay madaxweynaha Soomaaliya…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wajahaya culeyskii ugu weynee ee uga yimid magacaabid la’aanta Ra’iisal wasaaraha oo muddo ka…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu caawa baaqday shirkii wadatashiga ahaa ee la filayey inuu u furmo Madaxweynaha…
Safiirka Mareykana ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa kulan degdeg Garoonka Muqidsho kula yeeshay Madaxweynayaasha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubaland…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxda saddexda maamul Goboleed ee Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle laga reebay shirka…
