Madaxweynayaasha Dowlad Goboledyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa soo saaray…
Browsing: Doorashada
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mida Madasha Xisbiyada Qaran oo maanta dib…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa war-saxaafadeed wadajir ah kasoo saaray shirar wadatashi…
Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in siyaasiga C/raxmaan C/shakuur la tijaabiyo oo loo doorto…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa War yaab leh kasoo saartay Shirka Dhuusamareeb 3, iyadoo qas-wadayaal ku tilmaantay kuwa ka maqan…
Kulan aya maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaasha Beesha Hawiye ayaa laga soo saaray talooyin baaq ku socda madaxweynaha iyo…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in horumar laga gaaray waanwana ay beesha caalamka ka dhex waday madaxweynaha Soomaaliya…
Iyadoo la sugayo go’aannada shirka Dhuusamareeb 3 oo ay ka maqan yihiin madaxda labada maamul Goboleed ee Puntland iyo Jubbaland…
Warar ku dhow Madaxda Puntland iyo Jubaland ayaa sheegaya inay shaki weyn ka qabaan qorshaha Madaxweyne Farmaajo ee wejiga saddexaad…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ku sugan inta badan Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada oo ka qeyb galaya wejiga saddexaad…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Madaxweynaha Soomalaiya ku dhaliilay khudbadii uu ka jeediyey maanta Golaha Shacabka, isagoo sheegay inuu inkiray…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta khudbad warbixin ah u jeediyey xildhibaannada Baarlamaanka Aqalkooda hoose ayaa faahfaahin ka bixiyey…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu quus ka gaaray qoshihiisii ‘Doorasho Qof iyo Cod’ ah, kadib markii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta tegaya magaalada Dhuusamareeb, kadib khudbad uu ka jeedinayo Golaha Baarlamaanka oo ku saabsan…
Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ugu danbeyn si weyn u taageeray qorshaha doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee ah “QOF…
Safaaradda Mareyanka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb 3 ee laga cabsi qabo inuu dib u dhac ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinta hallinyarada Dunida farriin diray farriin ayaa sheegay in xuquudqdii dhalinyarada ee…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka hor yimid Ajendaha fadhigii maanta oo ka mida kalfadhiga 7-aad, kaasoo ku saabsanaa: Akhrinta Koowaad…
Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya oo loo yaqaan “Saaxiibada Soomaaliua” ayaa War-Cad oo ay kasoo saareen xaaladda Soomaaliya walaac ka…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka inay doonayana muddo kororsi ay taageero uga…
