Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhaceyso doorashada kursi ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Browsing: Doorashada
Iyadoo uu soo gabagabowday ololihii doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, xilkaasoo uu ku soo baxay musharixii xukuumadda Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan…
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Xogta laga helayo xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay ka socoto doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegaysa in wasiirkii hore ee…
Musharax u soo gudbay wareegga labaad ee tartanka Doorashada Guddoomiyaha Baarlamanaka ayaa shaaciyay inuu ka haray tartanka doorashada.
Tirinta codeynta wareegii kooowaad Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa soo hadda soo gabagabowday, waxaana natiijo hordhaca ah durba soo baxday.
Waxaa soo gabagaboobay Wareegii kooowaad ee tirinta codka Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo ay u muuqatao in wareeg labaad oo ay…
Wareegii kooowaad ee codeynta Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa soo gabagaboobay, iyadoo tirinta codka ay bilaabatay.
Wadooyinka Muqdisho gaar ahaan wadadda mashquulka badan ee Maka Almukarama ayaa la xiray iyadoo ay socoto doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in musharixii ugu horeeyay uu ka baxay, kana tanaasulay tartanka doorashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka…
Waxaa goor dhoweyd ka bilaabatay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho doorashada Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka federaalka. HOOS KA DAAWO…
Iyadoo ay maanta dhaceyso doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo if baxay loolan adag oo ka dhex aloosmay maamul…
Madaxweynaha maamul Goboleedka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa diiday inuu taageero musharaxa xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee ay wataan Madaxtooyada iyo xukuumadda…
Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socota qabanqaanadii ugu dnabeysay ee doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa digniin u diray xildhibaannada Baarlamaanka oo maanta dooranaya guddoomiye cusub, kadib markii uu cadaadis la…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaargarowga Doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ka dhaceysa xarunta baarlamaanka, waxaana xildhibaannada ay…
Mid ka mida musharixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in lacag cabsi qabo xiriir ay la…
Wasiirka Dhalninyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye oo hoggaamineysay ololohii xukuumadda iyo mooshinkii keenay inuu xilka banneeyo Prof.…
Ololihii ugu danbeeyay ayaa ka socda magaalada Muqdisho oo muharixiinta xilka guddoomiyaha Baarlamaanka ay ugu jiraan inay u helaan codadka…
Guddiga Qabanqaabada Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku casuumay saddex hay’adood inay goobjoog ka noqdaan doorashada guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka.
