Siyaasiga C/raxman C/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu hortaagan yahay wado kasta…
Browsing: Doorasho
Kutlada Xildhibaanada la baxay Badbaado Qaran ee labada Aqal Barlamaanka Federaalka ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray kulan ay maanta ku yeesheen…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay inay Soomaaliya maanta ku socoto xaalad madow oo ka dhalatay inaysan wax doorasho…
Wasaaradda Arrimaha Dibada Turkiga ayaa walaac ka muujisay xaaladda ka taagan Soomaaliya ee ka dhalatay khilaafka Doorashada Soomaaliya.
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ee Mucaaradka ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho ku shaaciyey inay sii wadayaan bannaabaxyada…
Wakiilada Beesha Caalamka iyo ururrada Bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa uga digay Baarlamaanka Federaalka ee waqtigiisu dhammaaday inuu ku dhaqaaqo Muddo…
Iyadoo is mari waagga Doorashada 2021 uu sii xoogeysanayo ayaa waxaa sii kordhay loolanka u dhaxeeya labada dhinac ee dowladda…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamada gaarka ah ee Haramcad u dirtay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii uu amray Madaxweyne…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe kadib shaacisay qoraal ku saabsan inuu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo saxiixay heshiiskii Doorashada Dadban…
War Saxaafadeed ay soo saareen xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Hirshabelle ayaa lagu taageeray doorasho waqtigeeda ku dhacda in…
Madaxweynaha Dowlad Goboledka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shuruud ku xiray doorasho ka dhacda Gobolka Ged, kadib heshiiskii doorashada ee…
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in xilli Doorasho la galay, isagoo soo saaray Faafinta…
Madaxweynaha xilkiisu dhammaanayo ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si aan la fileyn uga tanaasulay inuu mar labaad isu…
Agaasimaha Mahcadka Cilmi baarista ee Heritage C/rashiid Khaliif Xaashi ayaa sheegay inuu dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ay…
Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ka socda kulamo adag oo dhex maraya madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo aanu…
Jubbaland ayaa si buuxda u taageertay go’aankii kasoo baxay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee ku saabsanaa in la been abuuray xeerarka…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay muranka ka taagan maqaamka Gobolka Banadir iyo xubno loo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumadiisa ay wixii hadda ka bilowda u howlgaleyso sidii ay…
Guddiga Qaran ee Doorashada dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay doorashadii la wada sugayey ee dalka Itoobiya…
Iyadoo ay maanta magaalada Dhuusamareeb ka dhacyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa ilaa xalay socday olole doorasho iyo galaangal…
