Dowladda Suudan ayaa ku eedeysay Itoobiya inay ciidamo fara badan geysay Xuduudka Sudan ayna xaaladda uga sii dartay.
Browsing: Ethiopia
Waxaa maalmihii danbe soo baxayey warar ku saabsan in ciidamo ay dowladda Soomaaliya tababar ugu dirtay dalka Eritrea ay ka…
Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa shaaciyay inay dileen madax iyo saraakiil sare o ka tirsanaa Jabhadda Tigereega oo uu ka mid…
Xiisadda milateri ee u dhaxeysa dalalka Suudaan iyo Itoobiya ayaa kasii dareysa, iyadoo madaxda labada dal ay is-weydaarsadeen hadallo kulul…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho laba maalmood ah uga bilaabatay dalka Kenya isagoo Maaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta kula…
Diblomaasiyiinta Mareykanka ayaa xaqiijiyey in kumanaan askari oo ka tirsan ciidamada Eritrea ay ka gudbeen xadka ay la leeyihiin Itoobiya,…
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Tigray ayaa rasaas ku furay shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay, sida uu shegay Afhayeenka…
Ciidamada Booliska Federaalka Itoobya ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo 10 sarkaal oo ka mid ahaa ciidamada Booliska magaalada…
Afhayeenka Jabhadda TPLF ayaa shaacisay sababta ay uga baxeen caasimadda Gobolka Tigray iyo magaalooyinka kale, isagoo sheegay inaysan dheereyn xilliga…
Wararka laga helayo magaalada Makelle ee caasimada Gobolka Tigray ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Aqalka Federaalka Itoobiya ay isu…
Ra’iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bixiyey xog badan iyo sir ku saabsan sida madaxdii Tigreega ay afduubka ugu heysteen…
Hogaamiyaha jabhadda Tigra ee TPLF Debretsion Gebremichael ayaa shaaciyey inay ciidamadiisa soo rideen diyaarad dagaal oo ay Itoobiya leedahay, isla…
Hogaamiyaha Tigray Debretsion Gebremichael ayaa sheegay inay caddowga kusoo duulay la dagaalami doonaan ilaa qofka ugu danbeeya, kadib markii ay…
Hoggaamiyaha Maamulka Tigray ayaa shaaciyey goor dhoweyd in ciidamada Itoobiya ay duqeyn culus ku bilaabeen magaalada Maakelle ee caasimadda Gobolka…
Jahbadda TPLF ayaa beenisay War ay faafisay dowladda Itoobiya oo ku saabsan inay maalmo gudahood ku qabsan doonaan caasimadda Gobolka…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd inuu bilowday dagaalkii ugu danbeeyay ee Gobolka Tigray.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo saaray digniin ku socota beesha Caalamka, isagoo uga digay inay isku dayaan faragelin…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya ayaa shaacisay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu xaqiijiyey inay dowladda Soomaaliya si buuxda taageersan…
Safiirka dowladda Itoobiya u jooga magaalada Muqdisho Jalaaludiin Omar ayaa shaaciyey in Madaxweynaha Soomaaliya uu si buuxda u taageeray howlgalka…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ergay gaara u soo diray magaalada Muqdisho, si uu ula kulmo, isla markaana farriin…
