Hoggaamiyaha Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya Debretsion Gebremichael ayaa meesha ku gacan seyray digniin kasoo yeertay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy…
Browsing: Ethiopia
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo saaray amar uu siinayo madaxda Gobolka Tigray, isagoo u qabtay muddo 3 maalmood…
Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ay la wareegeen magaalooyinka Gobolka Tigray ee Aksum iyo Adwa, iyadoo xukuumadaasi dalkaasina ay…
Agaasimaha Ha’yadda Caafimaadka Adduunka Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid dowladda Itoobiya oo ku saabsan inuu…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka laabatay go’aan ay kasoo saartay dagaalka ka socda Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kadib markii…
Dowladda Itoobiya ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo saraakiil Tigree ah iyo kuwa la shaqeeeyay oo uu ku jiro…
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa hub ka dhigis ku sameeyay askarta kasoo jeeda Tigreeha ee ka mida ciidamadaasi…
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in ciidamadeeda guulo ka gaareen dagaalka ka socda Gobolka Tigray, ayna ku dhow yihiin caasimadda Mekelle.
Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay agaasimaha Hay’adda Caafimaadka Adduunke ee WHO inuu ku howlan yahay sidii uu taageero diblomaasiyadeed iyo…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inay dhammaatay mudaddii 3-da maalmood ahayd ee loo qabtay inay…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqay in qaab nabadeed lagu xaliyo colaadda ka taagan Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya.
Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa shaacisay in ciidammada dowladda ay qabsadeen magaalada istaraatiijiga ah ee ku taalla Koonfurta Gobolka Tigray.
Dowladda Itoobiya ayaa beenisay waanwaan la sheegay inuu madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ka dhex wado madaxda Gobolka Tigreeya iyo dowladda…
Madxweynaha Gobolka Tigray Debretsion Gebremichael ayaa sheegay inay sii wadi doonaan gantaalaha ay ku weerarrayaan Ertirea, isagoo xaqiijiyey in gantaaladii…
Is-maamulka Gobolka Tigreega dalka Itoobiya ayaa ku hanjabay inuu weerar ku qaadayo dalka Ertirea oo uu ku eedeeyay inu qeyb…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya in dowladda Itoobiya ay ciidamado fara badan oo kumanaan ah kala baxday Soomaaliya, kuwaasoo…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Dr. Mulu Nega u magacaabay madaxweynaha Gobolka Tigray, kadib markii dacwad lagu soo oogay…
Golaha Shacabka dalka Itoobiya ayaa xasaanadii ka qaaday 39 qof oo ay ku jiraan Madaxda Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in jabhadda Tigreega ee TPLF laga xoreeyay Galbeedka Tigray, kadib dagaal culus oo…
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Soomaalida ugu baaqay inay taageeraan soona dhoweeyaan howlgalka Milareri ee ka socda…
