Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa si lama filaan ku magacaabay saraakiil ciidan, iyadoo xilalka…
Browsing: Fahad Yaasiin
Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay inay noloshiisa…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu yahay…
Villa Somalia waxaa ka muuqda isbedel dhinacyo badan ah tan iyo markii furaheedda loo dhiibay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dacwad ku soo oogay madax iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Xisbiga Wadajir ee aan weli la sharciyeyn ayaa maanta shaaciyay Magacyada Taliyayaal iyo Saraakiil uu sheegay inay ka danbeyeen weerarka…
Madax hore, xildhibaano iyo wasiiro deganaa xeydaabka xarunta Madaxtooyadda Somalia ayaa caawa laga jaray adeegyadii asaasiga ahaa sida Koronta iyo…
Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa muujinaya qaab cusub oo xilalka…
Mas’uul ka tirsanaa Madaxtooyada Soomaaliya ayaa maanta si lama filaan ah casbasho ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada Soomaaliya, salaadii Jimcaha kadib.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in amarkii Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya ee faarujinta Villa Somalia ay ka hor yimaadeen madax…
Agaasimaha Madaxtooyadda Somalia, Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku amray in Xafiisyadda Dawladda ee dhex dagan…
Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa soo saa saaray amar ku saabsan in wasaaradaha, shaqsiyaadka iyo hay’adda dowladda Federaalka…
Wararka laga helay madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in shaqadii laga joojiyayXogheyntii Madaxweyne Farmaajo.
Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa la sheegay inuu dhexda ka qabtay qorshe lagu doonayay in xil ka qaadis…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku adkeysanaya inuu Soomaaliya ay dhexdhexaad ka tahay khilaafka ka dhaxeeya dalalka Khaliijka iyo…
Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa maanta la wareegay xilka loo magacaabay Bishii hore.
Agaasimaha cusub ee madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa la sheegay inuu gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar.
Agaasinka cusub ee madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goor dhow lagu dhawaaqo.
Warar lagu kalsoonaan karo oo ku dhow dhow Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Fahad Yaasiin oo ah saaxibka Madaxweynaha…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegay aqbalay dalab uga yimid dowladda Qatar oo ku saabsan…
