Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa ku eedeeyay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Browsing: Farmaajo
Maanta oo ku beegan 15-ka Febraayo waxaa lagu waday inay shir isugu yimaadaan magaalada Garowe madaxda dowladda Federalka iyo maamul…
Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay bannaanbax Nabadeed oo Jimcaha ka dhacaya magaalada Muqdisho, kaasoo lagu dalbanayo Doorasho dalka ka…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa si kulul uga hadlay dhagxaan xalay lagu xiray qeyb ka mid isgoyska Dabka ee…
Aqalka Sare ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay xeerka uu saxiixay Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Muran sharciyeed ayaa ka dhashay Hindise Sharciyeed qabyo ah oo uu saxiixay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Mareykanka ayaa farriin kale oo toos ah u diray Madaxda Soomaalida, isagoo ku booriyey in inay xaliyaan arrimaha horyaalla Heshiiska…
Farmaajo wuxuu xalay si sharci daro ah oo dhuumaalaysi ah u saxiixay Todoba (7) ka mid ah Sagaalka (9) xubnood…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmajo ayaa la sheegay inuu lacag malaayiin Doollar ah ka qaatay Qasnada Maamulka…
Shirkii wadatashiga Higelinta Doorashooyinka oo uu ku baaqay madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Frmaajo ayaa isu bedelay shir muran…
Golaha Midowga Musahrixiinta ayaa soo saaray War cusub isagoo ku baaqay shir degdeg oo ay isugu yimaadaan dhammaan Saamileyada siyaasadda…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa ciyaarya kaalin dhexdhexaadnimo, isagoo dhowaan diiday dalab uga yimid musharixiinta Madaxweynaha ee mucaaradka,…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa taageeray in shirka xal u helidda Doorashada 2021 lagu qabto magaalada Muqdisho, sida…
Madaxtooyada Puntland ayaa jawaab degdega ka bixisay baaqii Madaxweynaha xilkiisa dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ee ahaa inuu shirka wadatashiga…
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale shir isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, sida…
Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, iyagoo ka hadlay xaaladda dalka…
Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo uu kulan gaara…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ee xilka sii haya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu Berri hortago Golaha Shacabka Baarlamaanka…
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Federaalka ee xilka sii heysa ayaa xalay Gurigiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka Cali Mahdi…
Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa ka hor yimid baaqa maanta kasoo baxay Beesha Calaamka ee ah in shir kale ay…
