Dowladda Mareykanka ayaa ku boorisay Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Qaran ee Soomaalida inay si degdeg ah u xaliyaan is mari-waaga…
Browsing: Farmaajo
Beesha caalamka ee loo yaqaan ‘Saaxiibada beesha caalamka’ ayaa war-saxaafadeed csuub kasoo saartay xaaladda dalka iyo shirkii Dhuusamareeb 4 ee…
Wasiirkii hore ee Qorsheynta C/raxmaan Yuusuf Yuusuf Cali (Ceynte) ayaa ka deyriyay xaaladda siyaasadeed ee dalka uu galay, kadib markii…
Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa shaaciyay inaysan Madaxweyne u aqoonsanayn Maxamed C/llaahi Farmaajo oo muddo xileedkiisu xalay 7 Febraayo 2021…
Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa caawa galeysa xaalad cusub, iyadoo ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo siyasaadeed oo xoog leh.
Sharci-yaqaan ka mida Qareenada dalka ayaa ka hadlay magaca loogu yeeri doono Maxamed C/llaahi Farmaajo marka uu caawa dhammaado muddo…
Puntland ayaa ka jawaabtay eedeyntii ka timid Madaxweynaha xilligisu dhammaanayo ee Maxamed C/llaahi Farmaajo kuna saabsaneyd inay ka danbeeyeen fashilkii…
Mushariixin u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo la baxay Kudladda Musharaxiinta madaxweynaha ayaaa ugu baaqay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu…
Gabogabada wanaagsan ee Khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmajo ka jeediyay Golaha Shacbiga ee BF, kaddib fashilka shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka…
24 saac gudahood waxaa dhammaanaya muddo xilkeedkii 4-ta sano ahaa ee madaxweynaha 9aad ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, laakiin wuxuu…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Maxamed Musal Sheekh ayaa ka qeyb qaatay in la fashiliyo Qorshihii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo…
Madaxweynaha Soomaaliya ee muddo xileedkiisu sii dhammaanayo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad u jeediyey xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka…
Shirkii Dhuusamareeb 4 ee xal lagu raadinayey khilaafka ka taagan Doorashada 2021 ayaa xalay saqdii dhexe kadib lagu kala tegay,…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inuu caawa shir kale ka socdo Madaxtooyada Galmudug, kadib markii beesha Caalamka…
Aqalka Sare ayaa war kasoo saaray kulanka gaarka wadajirka ah ee la sheegay in loogu yeeray labada Aqal ee Baarlamaanka…
Shaki badan ayaa ka dhashay kulanka uu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ugu yeeray Baarlamaanka Federaalka 5-ta Febraayo 2021, iyadoo ay…
Warar cusub ayaa kusoo kordhay xaaladda is mari waagga ah ee ka taagan shirka Dhuusamareeb 4 oo qarka u saaran…
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Feeraalka ayaa isugu yeeray xildhibaannada inay Berri isugu yimaadaan kulan gaara oo uu hadal ka jeedin…
Wakilada Beesha Caalamka ayaa la sheegay inay faragelin ku sameeyeen Qorshihii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku doonayey inuu dib ugu…
Iyadoo uu weli socdo shirka Madaxda dowlada Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa shalay gelinkii danbe khadka Telefoonka looga qeyb…
