Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa si weyn uga deyriyey halka ay ku socoto Somaliland, isagoo…
Browsing: Farmaajo
Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Eritrea Isaias Afwerki ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Atse Tewodros ee magaalada Gondor dalka…
Guddoomiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aaden Barre Ducaale madaxda Soomaalida ugu baaqay inay u midoobaan danaha dalkooda, loogana saari lahaa is-jiidjiidka…
madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inuu aqbalay oo uu soo dhaweynayo gogosha uu mar labaad…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii labaad ugu baaqay markii labaad shir Wadatashi isugu yeeray Madaxda dowlad goboleedyada.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibannada Baarlamaanka Federaalka ayaa markii ugu horeysay talo dhexdhexaad ah u soo jeediyey…
Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aqbalay jawaab ay ka heleen xukuumadda Soomalaiya oo ku saabsan…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qarka u saaran inuu la safto maamul Goboleeedyada xiriirka u jaray dowladda Federaalka, kadib…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa muddo saddex maalmood ah u qabtay madaxweynah iyo Ra’iisal wasaaraha inay uga soo jawaabaan…
Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed CabdullaahI Farmaajo ayaa maanta dinb ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kadib markii safar 24 saacadood qaatay…
Daraasad laga sameeyay lix gobol oo ka tirsan Soomaaliya ayaa lagu ogaaday in madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedayada ay…
Xuakuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay diyaar u tahay in ay dardar geliso sidii dib loogu bilaabi lahaa wadahadalladii Somalia…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul u weeraray siyaasiyiin uu ku sheegay inay xanaaqsan yihiin oo rajo beel…
Kooxda Kubadda Cagta ee degmad Waaberi ayaa sanadkii labaad noqotay horyaalka degmooyinka Gobolka Banaadir markii ay caawa Garoonka banaadir stadium…
War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa lagu sheegay oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa lagu caddeeyay…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku gacan seyray baaqii Madaxweyne Farmaajo u diray madaxda Galmudug inay shir isugu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sanadkii labaad oo xiriir ah ka baaqsaday ka qeyb galka Shirka sanadlaha ah ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir degdeg ah isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug.
Mid ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa madaxweyne Farmaajo ka dalbaday inuu saxiixo xukunnada dilka ah ee maxkamadaha dalka ay …
Golaha Madaxda Dowlad Goboleedyada ee Iskaashiga Dowlad goboleedyada ayaa shuruudo ku xiray Shirka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo ee loogu…
