Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu ka baaqday safar uu ku tegi lahaa magaalada Bujumbura ee dalka Brundi.
Browsing: Farmaajo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shalay gelinkii dambe kulan gaar ah la qaatay Ciidanka ku jira…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay kulankii soo dhoweynta ahaa ee laga joojiyay taageerayaashiisa magaalada Nariobi ee dalka Kenya.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta qaabilay oo waraaqihii aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula xiriiry dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in dib loo howlgelin doono Kulliyadii Jaalle Siyaad ee Ciidamada magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) uu mar kale dib ugu laabtay Xafiiskiisa Xarunta…
Maxakamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta xukun ku riday Wiil Buug ka qoray Guushii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo lagu eedeeyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ee magaalada Dahraan ee Boqortooyada Sucuudiga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shir madaxeedka 29aad ee dalalka Jaamacadda Carabta oo ka dhacaya Magaalada…
Wafdigii uu hoggaaminayey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka degay magaalada Dahraan ee Boqortooyada Sacuudiga.
Wasiirkii hore ee Qorsheynta dowladii hore ee Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Ceynte oo mar soo noqday xoghayihii madaxweyne Farmaajo ayaa farriin…
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan sagoojin ah oo uu u sameeyay guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari)…
Dad badan ayaa is-weydiinaya sababta keentay ee loogu baahday inuu Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ee xilka iska…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyihii Baarlamaanka ee xilka iska casilay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa goor dhow si…
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa soo dhoweeyay is-casilaadda Guddoomiyaha…
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan gaara goor dhoweyd la yeeshay guddoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenkiisa labaad.
Maanta waxaa ka soo wareegtay Mooshinkii Gudoomiye Jawasri 25 maalmood oo dadku cabsi iyo wel wel ku jiray, kadib markii…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku biiray dadaalka loogu jiro wanwaan kenta inuu xilka Guddoomiyenimo…
Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegay in ergo ka socotay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ay…
