Akhris: Ra’iisal Wasar Rooble oo go’aanno culus soo saaray Guddiga Doorashana ka eryay Guddoomiyihii iyo xoghayihii hore
Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa ka hor yimid jadwalka ay soo saareen Guddiga Doorashada Heer Federaal.