Xoghayaha Gaanshaandhiga Mareykanka ayaa war cusub kasoo saartay duqeyntii 28-kii September ka dhacday bariga Gobolka Mudug oo lagu dilay askar…
Browsing: Gaalkacyo
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in maamulka Galmudug uu ciidamo cusub u diray degaanada Bariga Mudug ee dhowaan…
Mdaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa maanta tegay magaalada Gaalkacyo, isagoo si kulul uga hadlay duqeyntii ka…
axaa weli taagan xiisada ka dhalatay duqeyntii Mareykanku la beegsaday xarun ay ciidamada Galmudug ku sugnayeen oo qasaare badan ka…
Maamulka Galmudug ayaa soo saartay War-saxaafadeed lagu faahfaahiyay duqeyntii ka dhacday duleedka Magaalada Gaalkacyo ee diyaarad Mareykan ah ku qaaday…
Maamulka Galmudug ayaa dowladda Mareykanka ka dalbaday magdhow kadib markii diyaarado dagaal oo Mareykanku leeyahay ay laayeen askar maamulkaasi ka…
Taliska Milteriga Soomaaliya ay xaqiijiyay in duqeytii diyaaradaha Mareykanka ku qaadeen degaanak Jeexdin ee duleedka Magaalada Gaalkacyo ay ahayd khalad.
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowladda Mareykanka ka dalbaday caddeyn ku saabsan duqeyntii lagu laayay ciidamo ka tirsan maamulka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Galmudug ay ku dhawaaqay inuu xiran yahay garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.
Aas ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin iyo shacab ayaa maanta magaalada Gaalkacyo loogu sameeyay askartii Galmudug ee lagu dilay weerarkii…
Askarta Galmudug looga dilay duqeyntii cirka ee lagu qaaday xarun ay ciidamadaasi ku lahaayeen Bariga Gobolka Mudug ayaa sare u…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu hadda ka socdo bannaanbax weyn oo looga horjeedo duqeyn xalay ka dhacay…
Dagaal xoog leh ayaa Bariga Mudug ku dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo dad xoolo dhaqato ah.
Maamulka Puntland oo sii wada tallaabooyinkii ka dhanka ahaa isu socodka dadka Soomaaliyeed ayaa soo saaray amarro kale oo xayiraad…
Diyaarado sida Qaad ay keeneen dalka Kenya ayaa maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Gaalkcayo kadib markii ay baaqdeen…
Madaxweynihii hore ee Maxamed Axmed Caalin ayaa si kulul uga hadlay go’aanka ay Puntland ku xiray koontaroolka magaalada Gaalkacyo.
Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Galmudug oo uu shir-gudoominayey Madaxweyne ku-Xigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha, laguna gorfeeyey…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aan hore loo arag, kadib markii ay sheegtay inay xirtay xuduudka ay la…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay Suuqa Magaalada ku dileen nin Ganacsade ah.
Madaxtooyadda Puntland ayaa shaacisay qoraal ay ku baahisay dadkii ka dambeeyey Qaraxii dhowaan ka dhacay magaalada Galkacyo.
