Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Koonfurta magaalada.
Browsing: Gaalkacyo
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay Guddi soo baaraya kiiska afduubka iyo dilka sheekhii caanka ahaa ee Sheekh…
Xaalad halis ah ayaa ka dhalatay dilka Sheekh caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo oo 11-ka May 2021 meydkiisa laga helay…
Faahfaahin dheerad ah ayaa laga helayaa iska hor imaad xalay ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo hoos…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Laanta dambi-baarista Puntland lala begsaday qarax Gaarigiisa magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in koox ku hubeysan ay toogasho ku dileen Nin weriye ah oo ka…
Afhayeenka Guud ee Alshabaab ee Sheekh Cali Dheere ayaa ku baaqay in la dilo guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland C/ladiif…
Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa soo saaray amar shaqadii looga joojiyey Sheekh ku caan baxay inuu dad u badan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb qaatay Aas qaran oo loogu sameeyay saraakiishii lagu dilay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay qarixii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qarixii is-miidaaminta ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaasoo lala beegsaday bar koontarool oo laga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax is-miidaamin ahaa oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay qarax Miino, xilli uu halkaasi kusii jeedo Ra’iisal wasaare…
Ciidamada Booliiska iyo Nabadsugidda Mudug ee Puntland ayaa howlgal ay ka fuliyeen magaala Gaalkacyo ayaa la sheegay inay ku qabteen…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa Maqribkii halkaasi lagu dilay nin rayid ah oo xilligaasi ku jiray…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ay xalay…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay markii ugu horeysay in arday ka socota Puntalnd ay galeen imtixaanka Shahaadiga ah ee…
Ciidamada Booliska magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa gacanta ku dhigay Nin gacan-ku-dhiigle ahaa oo Muqdisho ku laayey dad shacab…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaallo xlay iyo saaka ka dhacay magaalada Gaalkacyo, dhinaceeda Waqooyi ee ay maamusho Puntland.…
Madaxweynaayaasha Puntland iyo Galmudug Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Gaalkacyo.
