Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka aroortii aya maleeshiyada Alshabaab weerar culus ku qaadeen degaanka Camaara ee…
Browsing: Galmudug
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus ayaa galabta ka dhacay degaanka Shabeelow ee ka mida degaanaad hoostaga Bacaadweyne,…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in degaanka Shabeellow ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal ku dhex maray…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa difaacay sida uu u maamulay Doorashadii Aqalka Sare, isagoo sheegay inuu ku socday…
Laba ka mida Senatoorada caanka ah ee Aqalka Sare ayaa mar kale kusoo baxya doorashada ka socota magaalada Dhuusamareeb ee…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee maamulka Galmudug maanta ka dhaceysa doorashada lix ka mida kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo…
Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xeer diidmo ah kasoo saaray musharixiinta Aqalka sare ee lagu wado in Beri lagu doorto…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo saaray Liiska Musharixiina 6kursi oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka…
Kadib Qarax Miino oo lagu beegsaday Kolonyo uu la socday Taliyaha Ciidamada Dhulka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi agagaarka degaanka Qaycad…
Waxaa Garoonka diyaradaha Magaalada Dhuusamareeb maanta ka tegay Senator Axmed Cabdi Dhuxulow (Dhagdheer) oo bandhig yaab leh sameeyay markii uu…
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa saaka la wareegay degaanada Miliqo, Dabagalo iyo Ceel Cabdi o hoostaga degmada…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa laga sugayo inuu soo saaro Liiska musharixiinta kuraasta Aqalka Sare ee laga soo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa magacaabay Guddiga qabashada Doorashada Aqalka Sare ee senatoorada laga soo doorto Galmudug.
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ee qabsaday magaalada Camaara, Gobolka Mudug aya asoo bandhigay Horjoogie la sheegay inuu Alshabaab…
Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa qabsadayn magaalada muhiimka ah ee Camaara, Gobolka Mudug.
Ciidamada huwanta ee dowladda Federaalka, kuwa Galmudug iyo maleeshiyada beelaha degaanka ayaa la wareegay dhufeyskii weynaa ee ay Alshabaab ka…
Duqayntii saddexaad ee cirka ah oo ay qaadeen ciidamada Mareykanka ayaa mar kale maanta ka dhacday deegaanka Qaycad ee Koonfurta…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu mar kale dagaal ka qarxay Koofurta Gobolka ee hoostaga maamulka Galmudug, kadib…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa laga dalbaday inuu soo gudbiyo musharixiinta Aqalka Sare ee laga soo doorto…
Alshabaab ayaa faafisay war ku saabsan weerar madaafiic ah o ay ku qaadeen xero ay ku sugnaayeen taliyaha ciidamada dhulka…
