Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa go’aan culus ka qaatay Doorashada 2020/2021, kadib arkii uu iska dhega tiray cadaadis…
Browsing: Galmudug
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Soomaalida ugu baaqay inay taageeraan soona dhoweeyaan howlgalka Milareri ee ka socda…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Galmudug ee Heerka Dowlad Goboleedka oo ka kooban 8 xubnood.
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa bilaabay socdaallo ay ku tegayaan xarumaha Maamul Goboleedyada, iyagoo maanta booqday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Daraawiishtii dhowaan loo tababarray Galmudug ay…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo ka gadoodsan tallaabo uu qaaday Guddoomiyaha…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa wareegto uu caawa soo saaray ku magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Maxkamadaha gobolada Mudug…
Alshabaab oo mudooyinkii danbe culeys weyn saartay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaaalada Dhuusamareeb ayaa mar kale xalay weerar madaafiic…
Taliska Booliska Soomaaliya iyo Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa sheegay in la qabtay xalay Saqdii dhexe eedeeysane lagu tuhunsan yahay kiiska…
Waxaa soo shaac baxay in xiriir muddo u socday Dowladda Imaaraadka Carabta iyo cusub Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmad Maxamed Islaam ayaa degdeg ugu laabtay magaalada Kismaayo, iyadoo la filayey inuu ka qey galo shirka Dhammeystirka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cbadi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdigii la socday oo ka yimid dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo…
Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in siyaasiga C/raxmaan C/shakuur la tijaabiyo oo loo doorto…
Madaxweynaha Galmudug Cabdi Axmed Kaariye ayaa magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug oo ahaa xil bannaan.
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Alshabaab ku qaadeen degaan u dhow Bacaadweyne, Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegay in Alshabaab ay…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaa in caawa weerar lagu qaaday Guri uu magaalada ka degan…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inay hadda socoto diyaarinta war-saxaafadeedka laga soo saarayo shirka Dhuusamareeb wejigiisa labaad ee…
Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ka socda kulamo adag oo dhex maraya madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo aanu…
War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo uu guddoomin doona Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo booqashadiisii labaad maanta ku tegay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
