Magaalada Dhuusamareeb ayaa u diyaar garoobeysa wejiga labaad ee shirka Wadatashiga Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka, iyadoo maanta…
Browsing: Galmudug
Ciidamo iyo dadweyne ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ku guuleystay dadaal ay u galeend daminta Dab xoog leh oo ka…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug lagu soo gabagabeeyay wejiga koowaad ee shirkii madaxda Maamul Goboleeyada. Shirkan ayaa waxaa…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ee shirku uga socda caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa kulamo saacado qaatay oo gaara yeeshay xalay,…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ka socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee furitaanka shirka madaxda maamul Goboleedyada dalka, iyadoo…
Madaxweynaha Jubbañand Axmed Maxamed Islaam ayaalagu so dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb, isagoo noqday madaxweynihii ugu dnabeeyay maamul Goboleedyada ee halkaasi…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Madaxweynaha Galmudug Cabdi Maxamed Kaariye ayaa ku guuleystay inuu marti geliyo shirka madaxda Dowlad Goboleedyada ee ugu horeeyay kadib shirkii…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Ciiamadii Booliska Gaarka u tababarran ee Haramcad ayaa Galabta laga qaaday magaalada Dhuusmareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo dib loogu celiyay…
Maamulka Galmudug ayaa beenisay warar lagu faafiyey baraha bulshada oo ku saabsan in ciidamada Haramcad ee Booliska gaarka u tababarran…
Shir madaxeed ay magaalada Gaalkacyo ku yeeshee Madaxda Puntland iyo Galmudug ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 7 qodob…
Madaxweynaayaasha Puntland iyo Galmudug Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Gaalkacyo.
Ciidamada Amniga maamllada Puntland iyo Galmudug oo ay weheliyaan Ciidamada Danab ee Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya hawlgall wadajir ah xalay…
Wasaarada Amniga Galmudug ayaa amr ku bixsay in la furo Masjid ku yaalla magaalada Guriceel, waxayna sharci darro ku tilmaanay…
Warrarka laga helayo degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dad kale oo hor leh aya isbitaalka magaalada ugu…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaalad caafimaad oo degdeg ah ay ka jirto magaaladaasi,…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal maanta ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo, kadib markii ay maleeshiyo beelleed weerar ku…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal ka dhex qarxay saaka ciidamo kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland.
Golaha Wasiirada cusub ee Galmudug ayuu maanta ansixiyey Baarlamaanka Galmudug, iyadoo isla maanta lagu dhaariyey xarunta Baarlamaanka Galmudug.
