Beesha Caalamka ayaa war ka soo saartay xaaladda Doorashada Galmudug, iyadoo walaac ka muujisay xaaladihii ugu danbeeyay ee Galmudug, iyadoo…
Browsing: Galmudug
Qorshihii Ahlu suna ku dooneysay inay Baarlamaan u dhisto Galmudug ayaa fashil ku dhow, kadib markii ay diideen inay Baarlamaankaasi…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Ahlu suna ay wado qorshe ay ku shaacineyso xildhibaanno…
Cabdiraxmaan Aaden Sabriye oo hore isugu sharxay xilka madaxweynaha Madaxwaynaha Galmudug, balse ka tega magaalada Dhuusamareeb, isagoo la sheegay inuu…
Odayaasha saxiixayaasha beelaha Galmudug wada dhistay oo shir ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa si buuxda u taageeray doorashada Madaxweynaha iyo…
Musharax cusub ayaa kusoo biiray tartanka doorashada Madaxweynaha Galmudug iyadoo saacidihii ugu danbeeyay muddo 24 saacadood ah lagu kordhiyey xilliga…
Qoraal kasoo baxay madaxii xukuumadda Ahlu suna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka inay afduubatay Geedi-socodkii…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa maanta shahaadada musharaxnimo ee xilka madaxweyne ku xigeenka Galmudug guddoosiiyey Musharax…
Hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa la yimid dalab cusub oo ku saabsan in xil sare laga…
Qoraal kasoo baxay Afar musharax oo sheegay inay u taagan yihiin xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay inay ka qeyb…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa bilaabay qabashada araajida mushariixinta u taagan xilalka ugu sareeya maamulka Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal uua kulan la yeeshay Saraakiil…
Waxaa goor dhoweyd kulan degdeg ah la isugu yeeray Baarlamaanka Galmudug, kadib farriimo loo diray xildhibaannada oo lagu wargeliyey inuu…
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa soo saaray qoraal uu ku sheegay inuu yahay madaxweynaha sharciga…
Afar ka mida musharixiintii xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa shaaciyey inaysan ka qeyb galeynin doorashada Madaxweynaha Galmudug.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo mushrixiinta u tartamaya labada xil ee…
War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa lagu shciyey ianysan Alu suna qeyb ka aheyn Doorashada Galmudug oo uu…
Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta yeshay fadhigii saddexaad intoo la doortay, waxaana la horeenay Jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo maanta doortay Guddoonkooda ayaa goor dhoweyd soo saaray jadwalka doorashada iyo…
GudDiga Doorashada Galmudug ee uu magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magaalada Gaalkacyo kasoo saaray…
