Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo maanta doortay Guddoonkooda ayaa goor dhoweyd soo saaray jadwalka doorashada iyo xiliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug.
Guddiga ayaa u qorsheeyay 30-ka Janaayo 2020 inay dhacdo Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, iyadoo araaji qabashada musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ay bilaaban doonto isla Berri ayna socon doonto 21-23-ja Janaayo 2020-ka
HOOS KA AKHRISO JADWALKA DOORASHADA GALMUDUG



![Xilliga la dooranayo Madaxweynaha & Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la shaaciyey. [Akhriso Jadwalka]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/10/Doorashada-Galmduug.jpg)