Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Maanta uu kulankii ugu horeeyay isugu imaan doono Baarlamaanka Cusub ee maamulka…
Browsing: Galmudug
Madaxweynaha Galmudug ee waqtigiisu dhammaaday Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa cambaareeyay liisk xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Galmudug oo ay shalay…
Musharaxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmuduf Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa soo dhoweeyay, hambalyana u diray xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug, kuwaasoo…
Guddiga Farsamada iyo Maamul Dhisidda Galmudug ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in si degdeg loogu gudbayo soo xulida…
Xog dheeraad ah ayaa lag helay sababta keentay in madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Galmudug Amed Ducaale Geelle (Xaaf) uu khilaaf…
Guddiga Farsamada iyo maamul u sameynta Galmudug ayaa ku jira saacadihii ugu danbeeyay soo saarinta liiska xildhibaannada cusub ee Galmudug.
Gddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa aqbalay 20-ka Xildhibaan ee ugu horeeya Baarlamaanka cusub ee Galmudug oo ay soo…
Khilaafkii ugu weynaa ee hortaagnaa xulista xildhibaannada cusub ee Galmudug ayaa xal laga gaaray, kadib markii uu waanwaan ka galay…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in amniga magaalada si weyn loo xoojiyey, kadib markii uu gaaray Ra’iisal…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, isagoo wada dadaal lagu dardar gelinayo maamul u sameynta…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada gaarka ah ee ilaalada Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre iyo wafdi…
Odayaasha Beesha Qubeys oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa ku eedeeyay guddoomiye ku xigeenka labaad…
Beesha Xeraale ayaa ka hor timid xildhibaanadii la siiyey kooxda Ahlu suna ee ay dhowaan soo magacawday, iyagoo ka biyo…
Ahlu suna ayaa ku gacan seyrtay shuruudaha loo dhigay xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ee ay shalay soo saareen Guddiga…
Guddiga Farsamada Maamul u sameynta Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha laga rabo xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Galmudug inay soo buuxiyaan.
Ahlu suna ayaa soo xushay 20-ka xildhibaan ee laga siiyey Baarlamaanka cusub ee Galmudug, kadib heshiis dhex maray dowladda Federaalka…
Iyadoo ay baraha bulshada hareysay dood ka dhalatay hadal uu jeediyey Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo jawaab uu…
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa caawa shaaciyey Jadwalka cusub ee doorashada Galmudug, iyadoo waqti cusub loo qabtay xilliga lasoo xulayo xildhibaannada…
Siyaasiga C/raxmaan C/sharkuur ayaa bogaadiyey heshiiska ay dowladda Somalia iyo Ahlu suna ka gaareen dhinaca siyaasadda iyo xulista Baarlamaanka cusub…
Iyadoo uu dib u dhac ku yimid jadwalkii doorashada Galmudug ayaa waxaa socda waanwaan laga dhex wado Ahlu suna iyo…
