Xoghayihii Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaciyey sababtii keentay inuu xisbiga…
Browsing: Galmudug
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in la hakiyey howlhii maamul u sameynta maamulka Galmudug oo la filayay in…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka (JDP) ayaa walaac weyn ka muujiyay faragelinta Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku heeyso Doorashooyinka…
Laba xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda Galmudug ayaa si iska horjeeda uga hadlay ciidamada Itoobiya ee…
Xildhibaan C/raxmaan Odowaa, ahna musharax u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa qoraal culus ka qoray xiriirka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Wararka ka imaanyaa Magaalada dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo ay dalbatay dowladda Soomaaliy ay gareen magaaladaasi si…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb, isagoo shaacisay in la dardar gelinayo…
Wararka laga helayo magaalda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda la dhigay magaaladaasi iyadoo si weyn lo…
Qoraal kasoo baxay Guddiga Farsamada maamul dhisidda Galmudug ayaa soo saaray jadwalka guud ee doorashada Galmudug oo ay ka mid…
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun culus ku riday Nin is-miidaamiye ahaa oo doonayey inuu isku…
Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso inay dhammaan la wareegto maleeshiyada Ahlu Suna ee daacadda u ah hoggaamiyaha…
Taliska Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa taliye u magacaabay saldhigga Booliska magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo ah magaalada ugu weyn…
Ciidamo cusub oo hor leh ayaa saaka laga dejiyey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo ay diyaarad ka qaaday magaalada…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadalay xaaladda ka taagan Galmudug ee u dhaxeysa dowladda…
Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa Ahlu suna ugu baaqay inay dano gaara oo ay leeyihiin aysan…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu suna qeyb ka mida ay ku sugan yihiin xarunta…
Rasaas ayaa caawa laga maqlay magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kadib xiisad u dhaxeysay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Ahlu…
Guddiga Doorashada Galmudug ee uu Ahlu suna ayaa shaaciyey Habraaca lagu soo xuli doono xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shir jaraa’id oo degdeg ah qabtay ayaa ka digay colaad saansaanteeda ka muuqato gobolka Galgaduud.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye aya faahfaahin ka bixiyey halka uu marayo xiriirka Dowladda Federaaka iyo Ahlu…
