Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta tegay dhinaca Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin…
Browsing: Galmudug
Dilkii dhowaan Muqdisho loogu geystay xildhibaan Madoobe Cabdi Guuleed oo ka tirsanaa Baarlamanka Gal-Mudug ayaan weli wax xal ah laga…
Madaxweynihii maamulkii Ahlu suna ee Gobollada Dhexe Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan oo hadda noqday wasiirka koowaad ee maamulka Galmudug…
Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas (Dhagey) oo kamid ah Xildhibaanada aqalka sare ayaa ku fashilmay ololo xoogan oo uu ku doonayey…
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle iyo Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdiwali Jaamac Gorod oo ku wada sugan magaalada…
Qoraal dheer oo ay ku saxiixan yihiin xildhibaannada Beesha Cadaado ugu jira Maamulka Galmudug ayaa lagu diiday heshiiskii dhex maray…
Dowladda Soomaaliya ayaa xil nooc cusub ah u magacawaday xildhibaan iyo wasiir hore C/samad Macalin Maxamuud.
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/1659894220738030/
Madaxda Maamulka cusub ee Galmudug oo ka kooban Galmudug iyo Ahlu suna ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay siyaasiyiin, xildhibaanno…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaall Geelle Xaaf ayaa ganacstada kasoo jeeda Galmudug magaalada Muqdisho u sheegay in dib loo howlgelinayo dekadda…
Maamullada Galmudug iyo Ahlu suna oo dhowaan heshiis ku gaaray dalka Jabuuti, kaasoo ay qabanqaabisay IGAD ayaa maanta heshiis guud…
Garab ka mida kooxda Ahlu suna oo qaab beeleed u abaabulan ayaa ka hor yimid heshiiska ay magaalada Jabuuti ku…
Maamullada Galmudug iyo Ahlu suna ayaa heshiis hordhac ah maanta ku saxiixday dalka Jabuuti, iyadoo heshiiska buuxa lagu gaari doono…
Urur Goboleedka IGAD ayaa markii ugu horeysay ka hadashay waanwaanta ay ka dhex wado Galmudug iyo Ahlu suna kadib seminaarkii…
Maamullada Galmudug iyo Ahlu suna ee madaxdoodu shirka uga socdo magaalada Jabuuti ayaa la sheegay inay gaareen heshiis is-faham guud…
Madaxwayne ku xigeenka Ahlu-sunna Cabdulaahi Xirsi Diirshe Daacad ayaa qaadacay shirka din heshiisiinta ee dalka Jabuuti uga socda maamullada Galmudug…
Shirkii wadahadalka dib u heshiisiinta maamullada Galmudug iyo Ahlu suna ayaa maanta ka furmay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.
Wararka laga helayo gobollada dhexe ayaa sheegaya in Alshababkii ugu badnaa ay ku qulqulayaan gobollada dhexe ee Soomaaliya.
Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya inuu manata halkaasi shir wadahadal ah uga bilaabanayo maamulka Galmudug iyo Ahluna.
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo kuxigeenkiisa Maxamed Xaashi Carabey ayaa maanta ka degay magaalada Jabuuti.
