Askarta Galmudug looga dilay duqeyntii cirka ee lagu qaaday xarun ay ciidamadaasi ku lahaayeen Bariga Gobolka Mudug ayaa sare u…
Browsing: Galmudug
Diyaarad dagaal ayaa weerar ay ku qaaday ciidamo ka tirsan Galmudug xalay saqdii dhexe ku dishay in ka badan 10 askari.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu hadda ka socdo bannaanbax weyn oo looga horjeedo duqeyn xalay ka dhacay…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn cirka ah oo lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Galmudug.
Galmudug ayaa shaacisay in weerarkii ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo ay geysteen diyaarado Mareykan ah iyo ciidamada Puntland.
Dagaal xoog leh ayaa Bariga Mudug ku dhex maray ciidamo ka tirsan maamulka Puntland iyo dad xoolo dhaqato ah.
Wasiirkii Maaliyada Maamulka Galmudug Cali Siciid Cumar Ibraahim ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu iska Casilay Xilka.
Wararka laga helayo degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dad dhowr ah lagu laayay kadib markii ay rasaas…
Madaxweynihii hore ee Maxamed Axmed Caalin ayaa si kulul uga hadlay go’aanka ay Puntland ku xiray koontaroolka magaalada Gaalkacyo.
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay Ugaaska Beesha Ceyr ka xayireen inuu ka baxo hoygiisa magaalada Guriceel.
Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Galmudug oo uu shir-gudoominayey Madaxweyne ku-Xigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha, laguna gorfeeyey…
Ujeedo:War saxaafadeed kasoo baxay Golaha Wasiirada Galmudug
Maamulka Galmudug ayaa ka digay ciidamo la sheegay inay Puntland ay soo dhoobtay magaalada Gaalkacyo oo keenay xiisad colaadeed.
Warar laga helayo Magaalada Garowe ayaa sheegaya in maleeshiyo reer Puntland ah ay la wareegeen Gaadiid dagaal oo Galmudug uga…
Galmudug ayaa si kulul uga hadashay go’aanka Puntland ee ku saabsan in gaadiidka ka baxa Koofurta Soomaaliya aysan geli karin…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay magaaladaasi.
Xiriirkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo mid ka mida saaxiibadii ugu dhowaa ayaa gaaray heerkii ugu liitay mudadii 4- sano…
Wararka laga helayo Galgaduud aya asheegaya in sarkaal ka tirsan Ciidamada Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe uu goostay isuna dhiibay…
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay ciidamo iyo maleeshiyo kala taabacsan maamulada…
