Waxaa maanta magaalaada Garowe lagu doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee Maamul goboleedka Puntland, waxaana ku guuleystay C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo…
Browsing: Garowe
Waxaa goor dhoweyd soo gabagaboobay doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland, iyadoo la doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.
Golaha wakiilada Puntland ayaa magacabaay Guddiga Doorashada Guddoonka Golahaasi oo dhici doonta maalmaha soo socda.
Waxaa maanta magaalada Garowe lagu dhaariyey Wakiilada cusub ee Baarlamaaka Puntland oo dhalay lagu dhawaaqay markii ay soo xuleen isimada…
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Amniga Maamulka Puntland ayaa lagu mamnuucay inta ay socoto ololaha doorashada maamulkaasi inay degaanada Puntland tagaan…
Issimada degaanada Puntland ayaa magaalada Garowe kasoo saaray bayaan ka kooban afar qodob oo ku saabsan doorashada Maamulkaasi ee dhowaan…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay la wareegeen Garoonka Jen. Maxamed…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Wiil arday ah oo jaamacad dhigta ayaa xalay lagu dilay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, kadib markii koox hubeysan…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa shaqada ka eryay saraakiil sare oo ka tirsanaa ciidmada Booliiska Puntland oo dhowaan…
Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, K/Galbeed iyo Galmudug ayaa magaalada Garowe uga dhawaaqay inay sameysteen xisbi siyaasadeed oo kulmiya.
Shirkii magaalada Garowe uga socday afarta maamul Goboleed ee Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo K/Galbeed ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, iyadoo laga…
Waxaa magaalada Garowe ku soo dhammaaday shirkii afar ka mida madaxda maamul Goboleedyada, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan…
Shirka madaxda maamul Goboleedyada ayaa goor dhoweyd ka furmay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Madaxda maamul Goboleedyada isugu tegay magaalada Garowe ee maamullada Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo K/Galbeed ayaa war- degdeg ah soo saaray…
Iyadoo maamulka Puntland uu shaaciyey in maanta uu magaalada Garowe ka furmayo shirka madaxda dowlad Goboleedyada ayaa waxaa halkaasi siyaabo…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in shirkii madaxda maamul Goboleedyada uu maanta ka furmayo…
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka dhoofay magaalada Kismaayo, isagoo ku sii jeeda magaalada Garoowe ee Puntland.
Wararka laag helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Daraawiishta Puntland ay saaka qabsadeen Wadadda Madaxtooyada Puntland…
Guddiyada Dastuurka Dowladda Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ayaa magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland kasoo saaray War-murtiyeed 7 Qodob oo ku…
