Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) uu joojiyey kulan la qorsheeyay inuu…
Browsing: Garowe
Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaliya ayaa kusoo baxay, si fududna ugu guuleystay kursi ka mida Baarlamaanak Federaalka Soomaaliya.
Waxaa Magaalada Garowe maanta ka socota Doorashadda kursi ka banaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka oo uu dhowaan uu iska casilay…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in halkaasi ay ka dhaceyso doorashada kursi ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in wafdigii ka socday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ay kulan magaalada Garowe…
Golaha Aqalka Sare ee Baaralmaanka Soomaaliya ayaa wafdigii ugu horeeyay ee xal raadin ah u diray maamhlka Puntland, kaasoo ka…
Shir degdeg oo ay Magaalada Garowe ku yeesheen Golaha Wasiiradda maamulka Puntland ayaa lagu taageeray go’aankii Golaha Iskaashiga madaxda maamul…
Ciidamo hubeysan ayaa weerar ku qaaday taliska qeybta Booliska Gobolka Nugaal, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Gobolka Nugaal.
Waxaa magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ka bilaabtay doorashadda Guddoomiyaha degmada Garowe, iyadoo dhowaan la sameeyay Golaha degaanka magaaladaasi.
Waxaa magaalada Garowe ka biaabatay munaasbadda loogu dabaaldegayo sanadguurada 20-aad ee asaaaskii maamulka Puntland, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda…
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa uu sheegay in Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre uu amar ku bixiyay sii…
Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah iyo wasiirrada dawlad goboleedka Puntland oo uu shir-gudoominayay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu aqbalay codsi uga yimid…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku soo gabagaboobay magaalada Garowe, iyadoo shirkaasi ay kasoo baxeen qodobo dhowr ah, laguna…
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland goor dhoweyd ka furmay shir wadajir ah oo ay leeyihiin golaha wasiirada xukuumadda…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya inuu halkaasi shir uga furmay Golaha Wasiirada Maamulka Puntland iyo xubnaha kasoo jeeda…
Waxaa goor dhow magaalada Garowe ee Puntland goor dhow ka furmaya doona shirar ay ku yeelanayaan Gllaha wasiirada Dawlada Federaalka…
Khilaaf siyaasadeed oo ka dhashay markii uu Ra’iisal Wasaare Kheyre ka baaqsaday dhagax dhigga dekadda degaanka Garacad ayaa hareeyay magaalada…
Ra’isal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo booqasho ku jooga magaalada Garowe ayaa kulan Gurigiisa kula yeeshay Senator…
Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa looga yeeray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo halkaasi uu ku sugan yahay Ra’iisal wasaare…
