Munaasabad lagu soo dhoweynayo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdiga uu hogaaminayo ayaa ka socota xarunta maamulka Puntland…
Browsing: Garowe
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdigii uu hoggaamineyay ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Garoowe ee xarunta…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaamineyay ayaa goor dhoweyd ka gaaray garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegaya magaalada Garowe ee maamulka Puntland, waxaana magaalada ka…
Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa sharci darro ka dhigay oo kala diray Hay’adii shaqaalaha Rayidka ee Puntland, kadin fadhigii 13-aaad ee…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa la sheegay inuu safar aan hore loo sii ogeyn maanta ku tegay…
Kulan ay magaalada Garowe ku yeesheen Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo wakiilka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia…
Maamulka Puntland ayaa joojiyey shir lagu waday inuu xhlay ka dhaco Hotel ku yaalla magaalada Garowe oo lagu magacaabo New…
Shirkii Wasiirada Amniga dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Garowe, iyadoo looga hadlay amniga guud…
Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeyay ee ka hadla khilaafka ka dhex jira Baarlamaanka Soomaaliya ee ka dhashay…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa maanta dib uga bilaabeysa magaalada Garowe ee maamulka Puntland, kadib markii uu hakad ku…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in la qabtay qaar ka mida maxaabiis ka tirsan Alshabaab oo ka baxsaday…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in 13 ka tirsanaa maxaabiistii dagaalamayaasha Al-Shabaab ee lagu qabtey dagaalladii Alshabaab ku…
Dowladda hoose ee Magaalada Garoowe xabsi dhigtay darawalllada ku shaqeysta Bajaajta Magaaladaasi, iyadoo la joojiyey shaqadii Bajaajlayaasha.
Shirkii labaad iyo shirkii ugu horeeyay ee Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada kadib asaaskoodii ayaa ka dhacaya magaalada Garowe, sida uu shaaciyay…
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya in wafdigii uu hoggaamineyay madaxweynaha Soomaaliya uu goor dhoweyd gaaray xarunta degmada Qardho…
La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya, horena u soo noqday Guddoomiyaha G/Banaadir iyo musharax madaxweyne ayaa si weyn ugu amaanay madaxweynaha Soomaaliya inuu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta khudbad u jeediyey ardayda wax kabarata jaamacdaha Puntland ayaa sheegay…
Madaxweyne Farmaajo oo socdaal ku maraya degaanada Puntland ayaa socdaal dheer oo dhinaca dhulka ah uga bilaabanaya degaanada Puntland.
