Browsing: Garowe
Waxa magaalada Garowe maanta ka dhacay Doorashada lix kursi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka oo laga soo doorto maamulka Puntland.
Wararka laga helayo magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Musharax u taagan xkursi xildhibaan ka…
Waxaa magaalada Garowe maanta ka bilaabaneysa Doorashada Xildhibananada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo muran uu hareeyay qaabka loo maray…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Garoowe, kadib laba toddobaad oo uu ku sugnaa caasimadda…
Golaha Wakiillada ayaa loo dilray fasax dheer oo ilaa bartamaha sanadka cusub ee 20211 soconaya, iyadoo lasoo xiray kalfadhigii 49-aad.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ay toogasho ku dileen Haweeney…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa soo saaray warbixinta socdaalkii ay wakiilada Beesha Calaamka maanta ku tageen magaalada Garowe.
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa galabta Maqribkii gaaray degaanka uu kasoo jeedo ee Dhahar, kadib markii uu…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in xaalad kacsan ay ka taagan tahay magaalada Garowe, gaar ahaan garoonka diyaaradaha…
Maxakmadda ciidamada Puntland ayaa maanta lasoo taagay Wariye Kilwe Aadan Faarax oo muddo laba bilood ah u xirnaa mamulka Puntland.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya inay geeriyooday gabar ka mida koox Riwaayadaha jila oo baraha…
Maanta oo ku beegan 15-ka Febraayo waxaa lagu waday inay shir isugu yimaadaan magaalada Garowe madaxda dowladda Federalka iyo maamul…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa taageeray in shirka xal u helidda Doorashada 2021 lagu qabto magaalada Muqdisho, sida…
Shirar si gaar gaar ah uga dhacay magaalada Garowe, intii lagu jiray iyo markii lasoo gabagabeeyay Madashii aragti-wadaagga machadka Heritage…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ku baaqay shir ay isugu yimaadaan Madaxda dowladda Federaalka iyo Madaxda dowlad Goboleedyada si…
Shirkii Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage Inititute ayaa laga soo saatay War-murtiyeed ka kooban 5 qodob iyo baaqyo ku socda…
