Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xalay ka qeyb galay xafladii caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa khudbadiisii ku sheegay…
Browsing: Garowe
Waxaa magaalada Garowe ka socota xafladda caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Waxaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Garowe xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe, iyadoo si weyn halkaasi loogu soo…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in madaxda Puntland ay wadaan qorshe looga badbaadayo inu isku dhac siyaasadeed dhex…
Waxaa magaalada Garowe xilligan ka socda soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo diyaaradii uu la socday ay hadda…
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka magaalada Garowe, isagoo…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in magaalada Garowe ay kulmisay maamul goboleedyada iyo madaxda dowladda Soomaaliya ee khilaafku u…
Waxaa magaalada Garowe ka socota soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee magaaladaasi…
Iyadoo qabanqaabadii ugu danbeysay ee caleemo saarka madaxweynaha Puntland ay ka socoto magaalada Garowe ayaa la filayaa inay maanta halkaasi…
Iyadoo magaalada Garowe ay caawa martigelineyso siyaasiyiintii ugu badnaa ee u soo martiya iyo madaxda dowladda Federaalka oo ay wehliyaan…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in taliyaha Booliska Puntland uu amar ku bixiyey in garoonka Gen. Maxamed Abshir…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo maanta gaaray magaalada Garowe, isagoo ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyaha cusub ee…
Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Puntland ku qulqulaya madaxda isugu jirta kuwa maamul Goboleedyada, dowladda Federaalka iyo siya siyiinta mucaaradka…
Waxaa saaka magaalada Garowe saaka ka degtay diyaaradii labaad oo ay la socdaan ciidamada ilaalada Madaxweynaha Soomaaliya oo laga duuliyey…
Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni oo Sabtida loo caleemo saarayo xilka loo doortay 8-da bishan Janaayo ayaa soo…
Waxaa magaalada Garowe ku qulqulaya wufuudda ka qeyb galeysa caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni oo Sabtida 26-ka…
Wararka laga helayo magaalada Garowe oo ay ka socoto qabanqaabada xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni…
Madaxweynaha cusub ee Puntland Sciiid C/llaahi Deni ayaa maanta hortegay Golaha Wakiilada Puntland, isagoo hordihay codsi ku saabsan muddo kordhin…
Maamulka cusub ee Puntlnd ayaa wafdi u diraya caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya.
