Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saray amar ku saabsan in la joojiyo daabacaadda lacagta shiling Soomaaliga…
Browsing: Garowe
Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa maanta xilkii la wareegay kadib xaflad kooban ka dhacday xarunta madaxtooyada…
Madaxweynaha la doortay ee maamulka Puntland oo aan weli xilka la wareegin Siciid C/llaahi Deni ayaa soo saaray amarkii labaad…
Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyey shirklii ugu horeeyay ee Golaha xukuumadda Puntland, iyadoo…
Madaxweynaha la doortay dowlad Goboleedka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa maanta tegay xarunta Madaxtooyada magaalada Garowe ee looga taliyo Puntland,…
Wafdigii ka socday dowladda Soomaaliya ee magaalada Garowe tegay galabta, kadib markii xayiraadii laga qaaday ayaa la kulmay madaxweynaha cusub…
Waxaa loo gudbay wareegga saddexaad ee doorashada madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland, iyadoo ay isugu soo hareen laba musharax.
Waxaa hadda soo dhammaaday tirinta codadka wareegii labaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland, iyadoo loolan adag uu dhex maray saddexda musharax…
Natiijada wareegga koowaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ku tartamay 21 musharax, waxayna natiijadii noqotay in 9 musharax ay…
Madaxweynaha wqatigiisu dhammaaday ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa mar kale isu sharxay xilkaasi, kadib muddo 5 sano ah…
Waxaa magaalad Garowe ka bilaabatay doorashada madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamul Goboleedka Puntland oo ay ku taramayaan 32 musharax.
Dowladda Soomaaliya ayaa dhibaato weyn kala kulantay sidii ay galaangal ugu yeelan lahayd doorashada maamul Goboleedka Puntland, si ay u…
Waxa magaalada Garowe ka socda khudbad jeedinta musharixiinta u taagan xilalka Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Berri 8-da…
Gudiga Doorshada Golaha Wakiilada Puntland ayaa shaaciyey musharixiinta isu diiwaan geliyay xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ee…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiisu dhammaanayo ee maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas uu mar…
Wafdi ka socda xukuumadda Somalia ayaa la sheegay inay ku xayirmeen Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho, kadib markii loo diiday inay…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha xilligiisu dhammaanayo ee Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) uu diiday inay…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in musharax saaka ka tanaasulay xilka madaxweynaha uu mar kale isku sharxay madaxweyne…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa maanta soo saaray shuruudaha laga doonayo inay soo buuxiyaan musharixiinta u…
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka maamulka Puntland oo…
