Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa maamulka Gobolka Banadir ku soo daray madaxa shirkadii Intifaac ee maamulkii hore…
Browsing: G/Banaadir
Shir ay yeesheen Maamulka Gobolka Banaadir iyo hay’adaha amniga ayaa laga soo saaray amarro ku saabsan gaadiidka sumad la’aanta ah…
Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku soo dhigay koox Burcad ah oo la sheegay inay si xirfadeysan u dhici jirtay dadka ku…
Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay dagaalo shaar qabiil huwan oo shalay iyo xalay ka dhacay…
Diblomaasi hore iyo qoraa caan ah oo fadhigiisu yahay Mareykanka Abuukar Arman ayaa weerar ku qaaday hab dhaqanka siyaasadeed ee…
Howlihii gobalka Banaadir oo labo asbuuc hakad ku jira xili Eng Yariisow uu ku dhex milmay xukuumadii uu hore uga…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada Hdowladda ay laba qeybdood u kala qeybiyeen magaalada.
Hilib noocyo kala duwan ah iyo ukunta Digaaga ayaa galabta lagu aasay duleedka Muqdisho, kadib ay qabteen ciidamada Booliska degmada…
Maamulka Gobolka Banadir ayaa ka hadlay Gaari iyo dad waday Hilib qurmay oo aan al; isticmaali karin oo Ciidamada Booliska…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa qoraal uu soo diray uga hadlay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee magaalada…
Haween ka tirsan kuwa nadaafadda G/banaadir oo maanta lagu sumeeyay degmada C/casiis ayaa xaaladooda lagula tacaalayaa isbitaalka Hubaal ku yaalla…
Mid ka mida wadooyinka ay xirteen ciidamada Booliska ayaa maanta dib loo furay Magaalada Muqdisho.
Xogta laga helayo ayaa sheegaya in dhaqaale lagu sii wado ololaha mooshinka Jawaari uu Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre kala…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane C/raxmaan Cumar Yariisoow iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulkiisa ayaa Isbitaalka digfeer ku…
Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa Dacwad ka dhan ah Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya u gudbiyay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.
Maamulka Gobolka banaadir ayaa ku dhawaaqay in shaqadii laga joojiyey agaasimaha Farsamada Waaxda Dhulka ee Gobolka Banadir iyo Injineero ka…
Duqii hore ee magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo xalay hadal u jeedinayay boqolaal Soomaali ah oo ku nool magaalada…
Madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ee caasimadda Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta laga furay wejiga koowaad ee Mashruuc dib loogu dhisayo magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa ka hadlay sababihii…
