Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muranka ka taagan xuduudka Kenya iyo Soomaaliya iyo xaaladda ka jirta…
Browsing: Gedo
Dadka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay ciidamada maamulka Jubbaland inay la safteen askarta Kenya ee ilaalada ka…
War ay faafisay warbaahinta dowladda Soomaaliya oo ku saabsanaa inay in guddoomiyeyaashii gobollada Bay iyo Gedo ee kooxda Alshabaab ay…
Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in hoggaamiyeyashii Alshabaab ee Gobollada Bay iyo Gedo ay isu dhiibeen dowladda.
Horjooge ka tirsan Alshabaab ayaa isu dhiibay ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolka Gedo iyadoo ay la socdaan laba ilaalo…
Wararka laga helayo gobalka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Alshabaab uu isu dhiibay ciidamada dowladda ee…
Ciidamo Kenyaan ah oo afka soo duubtay, isuna ekeysiiyay Alshabaab ayaa khaarijiyay sarkaal ka tirsan Ciidamada Milateriga Soomaaliya markii ay…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamada Kenya iyo kuwa Soomaaliya oo isku dhacay.
Ciidamada Ammaanka Dowlad goboleedka Jubbaland ee ku sugan Degmadda Dooloow ee Gobolka Gedo, ayaa waxaa isku soo dhiibay Horjooge sare…
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa u dirtay Gobolka Gedo.
Guddigga difaaca Golaha Shacabka ayaa Qoraal kulula kasoo saaray Dhul boob ay sheegeen inay ciidamada Kenya ka wadaan xuduudka Somalia iyo…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in Alshabaab ay diyaarisay qorshe ay ku doonayaan inay kula wareegaan inta badan…
Dagaalkaan oo dhaxmaray Maleeshiyaad taabacsan horjoogaha Al-shabaab ugu macagacaaban gobolka Gedo iyo maleeshiyaad kale oo katirsan kooxda Argagixisada ah ee…
Taliska ciidamada xoogga ee ka howlgala gobolk Gedo ayaa faafiyey xog ku saabsan Amiirka Alshabaab ugu sareeya ee Sheekh Axmed…
Amiirka guud ee Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu-Cubeyda iyo ciidamo faro badan oo la socda ayaa lagu arkay Gobolka Gedo.
Waxaa Gobolka Gedo lagu qabtay rag la sheegay inay wateen qaraxyo, iyadoo saxaafadda loo soo bandhigay.
AMISOM ayaa beenisay inay ciidamo Itoobiyaan ah oo cusub ay soo galeen Soomaaliya, iyadoo ku tilmaantay waxba kama jiraan.
Cutubyo ka tirsan Ciidamada dowladda Ethiopia ee dhowaan kasoo tallaabay xuduudka ayaa gaaray degaano ka mida gobolka Gedo.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ay kasoo gudbeen xuduudka Soomaaliya iy…
Bannaanbixii ugu horeeyay ee looga horjeedo shirkii madaxda maamul Goboleedyada ku yeesheen magaalada Kismaayo iyo Golaha lagu dhisay ayaa maanta…
