Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji Macalimuu ayaa shaaciyey in maanta laga celiyey garoonka diyaradaha magaalada Muqdisho, isagoo…
Browsing: Gedo
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Diyaarad rakaab siday ay shil ku gashay Garoonka degmada Ceelwaaq ee Gobolka…
Warar dheeraaad ah ayaa kasoo baxaya qorshe ay taageerayaasha Maxamed Farmaajo ku doonayaan in musharixiin ay wataan kusoo baxaan liiska…
Maamulka Gobolka Gedo ee hoostaga dowladda Federaalka ayaa soo gudbiyey liiska musharixiinta guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka magaalada Garbahaarey oo…
Wararka laag helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamada dowladda ee halkaasi ku sugan oo dhexdooda is-rasaaseeyay.
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in ninka Farmaajo u qaabilsan Gobolka Gedo uu gaaray, ka hor inta aysan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ayaa magacaabay wafdiga Maamul Goboleedyada ee dib u heshiisiinta u tegaya magaalada Garbahaarey, xarunta Gobolka Gedo.
Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/Nuur (Janan) ayaa gaaray dalka Turkiga, kadib markii uu maalmo ku sugnaa dalka…
Sarakaal ka tirsan Booliska AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo.
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa War kasoo saaray eedeyntii ay dowladda Soomaaliya u jeedisay ciidamada Kenya inay duqeyn…
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareeyay duqeynta ay Kenya kasii wado Soomaaliya, ayna ku disjay dad shacab ah.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa duqeyn ay ciidamada cirka Kenya ku qaadeen degaano ka tirsan Gobolka Gedo.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inay duqeyn ka fulisay diyaarad nooca Drone-ka ah oo ay leedahay dowladda Kenya.
Waxaa Gobolka Gedo kaso socda abaabulo ka dhan ah maamulka Axmed Madoobe ee Jubbaland oo la sheegay inay ka danbeyso…
Warrka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar culus caawa ku qaadeen saldhigga ciidamada Kenya ku…
Wasiirkii hore ee Amniga C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu tanaasulo markii uu arkay xaaladda Gobolka Gedo…
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Cumar ayaa heshiiska dowladda Federaalka la gashay C/rashiid Janan ku tilmaamay mid dan u…
Sida laga soo xigtay Wasiirkii hore e Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) waxaa heshiis ka kooban Shan qodob uu…
Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa gaaray degaanka Najax ee duleedka magaalada Beledxaawo, halkaas oo uu kula kulmi…
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo saaray wareegto uu xilka ka qaadey Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, Wasiirkii Amniga Dowlada…
