Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha…
Browsing: Geeri
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay qoraal uu madaxweynaha waqtiga ka dhammaatay ee Maxamed C/llaahi Farmaajo uga tacsiyadeynayo geeridii madaxweynihii hore ee…
Waxaa caawa maqribnimadii la xaqiijiyey inuu geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow la sheegay inuu ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya inay geeriyooday gabar ka mida koox Riwaayadaha jila oo baraha…
Waxaa magaalada Muqdisho caawa ku geeriyooday Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo muddooyinkan ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho.
Iyadoo ay sii kordhayaan dadka Magaalada Muqdisho iyo gudaha Soomaaliya ugu dhimanaya cudurka Covid-19 ayaa 24-kii saac ee ugu danbeeyay…
Waxaa magaalada Muqdisho caawa ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mida ahaa culimada waaweyn ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Jeneraal caan ah uu ku dhintay weerarka Alshabaab ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay degaanka Garas-baalley, kaasoo geystay qasaare kala duwan.
Waxaa xalay isbitaal ku yaalla magaalada Mainz ee dalka Germany ku geeriyooday Fannaankii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Cali Bacalwaan…
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo muddo xanuunsanaa.
Sheekhii Reer Suudaan ee ku caan baxay codkiisa macaan ee uu Qur’aanka ku akhriyo Sheekh Nuuriin Maxamed Sadiiq ayaa ku…
Waxaa magaaalada Muqdisho goor dhoweyd ku ku geeriyoota Allaha u Naxariistee fannaanadii caanka ahayd Saynab Xaaji Cali (Baxsan).
Guddiga Dowladda Soomaaliya u xil saartay Aaska Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay inaan wax baaritaan…
Qoyska iyo Eheladda Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cali Khaliif Galeyr ayaa dalbaday in la baaro sababihii uu u…
Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa shaacisay natiijadii kasoo baxday baaritaan lagu sameeyay meydka Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif…
Waxaa maanta magaalada Jigjiga ee Is-maamulka Soomalaida Itoobiya ku geeriyooday Prof. Cali Khaliif Galayr oo hore u soo noqday Ra’iisal…
Kadib geeridii Amiirka dalka Kuwait Sheekh Sabah Al-axmed Aljabir Alsabax waxaa lagu dhawaaqay in Amiirka cusub ee dalkaasi la dhaariye…
