Amiirkii dalka Kuwait Sabaax Aljaabir Alsabaax ayaa goor dhoweyd la shaaciyey inuu geeriyooday, isagoo da’diisu ahayd 91 sano.
Browsing: Geeri
Waxaa Isbitaalka Digfeet ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay Faa’isa Ibraahin Yuusuf (Faaisa Beela) oo ahayd fanananad dhaawac culus ka soo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed Alle ha u naxariistee Marxuum Xaawo…
Waxaa saaka Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo caan ku ahayd arrimaha samafalka, kana mid ahayd dhaqaatiirta…
Wiil dhalinyaro ah oo ka howlgala Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka ayaa ku dhintay qaraxii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Iyadoo ay magaalada Muqdisho ka socotay qabanqaabada Aaska Qaran ee Ra’iisal wasaarihii hore Marxuum Xasan Abshir Faarax ayaa Guddiga Dowladda…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa ku geeriyooday dalka Turkiga oo muddooyinkii danbe uu ku xanuunsanayey, sida…
Ilhaan Cumar oo ka mida Koongareeska Mareykanka ayaa goor dhoweyd shaacisay in aabaheed Nur Cumar Maxamed uu Geeriyooday.
Waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Allaha u naxariistee Fanaankii caanka ahaa Cabdi Tahliil Warsame oo muddo dheer xanuunsanaa.
Waxaa degmada Qardho ee Gobolka Bari ku geeriyooday Cabdi Cabdulle Siciid (Jinni boqor) oo ahaa siyaasi caan ahaa, xilal kala…
Wasiirkii Deegaanka iyo Beeraha maamulka Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho oo xaalad caafimaad loo keenay.
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay geerida ku timidSafiirkii Jaamacadda Carabta u fadhiyay dalka Soomaaliya Ambassador Xamuud Al Xuweydi.
Allaha u naxariistee Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi oo ahaa Sheekh caan ah ayaa ku geeriyooday magaalada Gothenburg ee dalka…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ay la socdeen wehliyaan guddoomiye ku-xigeenadiisa iyo…
7 Ruux oo 5 ka mida ay isku qoys tahay ayaa xalay ku geeriyooday Dhisme qadiimi ah oo kusoo dumay…
Allaha u naxariistee waxaa saaka 10 May, 2020 magaalada Kuwait City ee dalka Kuwait ku geeriyooday Danjire Cabdulqani Maxamed Waceys…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Wasiirkii Hub ka Dhigista iyo Dhaqan Celinta Maleeshiyaadka Hirshabelle uu saaka ku…
Wasirkii Waxbarashada Maamulka Jubbaland Macalin Maxamed Ibraahim ayaa ku geeriyooday dalka India.
Wasiirkii Maalgashiga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Jabuuti Ali Geulleh Aboubaker ayaa u geriyooday cudurka Coronavirus, kadib markii uu la xanuunsanaa cudurkan.
Laacibkii hore ee caanka ku ahaa ciyaarta kubbada Koleyga Soomaaliya Eng. Baana Cabdalla Cali ayaa ku geeriyooday magaalada London ee…
