Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in qof ka mida dadkii looga shakisnaa cudurka Coronavirus uu maanta geeriyooday, iyadoo…
Browsing: Geeri
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Aadan Xasan Cali (Jamhuuriya) oo ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha Baaramaanka Federaalka.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiiru dowlihii Cadaalada maamulka Hirshabelle uu goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Kadib markii xalay lagu dhawaaqay inuu Muqdisho ku geeriyooday qofkii ugu horeeyay ee gudaha dalka ku qaaday cudurka Coronavirus, waxay…
Qofkii u horeeyay ayaa la xaqiijiyay inuu magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa saaka ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo…
Allaha u naxariistee waxaa Galabta magaalada Jigjiga ee maamulka Soomaalida Itoobiya ku geeriyooday Hobolkiicaanka ahaa ee Daa’uud Cali Masxaf.
Madaxii Soomaaliya u qaabilsanaa Koonfurta Soomaaliya oo hore loogu xukumay xabsi 15 sano ah ayaa geeriyooday markii la sheegay inuu…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in dad dhowr ah la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen Doontii saaka ku qalibantay…
Wararka laga helayo dalka Masar ayaa sheegaya in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa si…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mas;uul ka tirsan maamulka Gobolka banaadir uu maanta ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer,…
Madaxweynihii dalka Tunisia Beji Caid Essebsi ayaa ku geeriyooday caasimadda dalka Tunisia ee Tunisa, sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo mas’uuliyiin fara badan oo ka tirsan xukuumadda iyo labada gole ayaa saaka ka qeyb galay janaasadda Marxuum…
Waxaa Allaha u naxariistee maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha iyo siyaasiyiinta magaalada…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho, soona noqday Wasiir,…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Allaha u naxariistee Abwaankii weynaa we Soomaalida Maxamuud Cabdullahi Ciise Sangub uu…
Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ahaa Siyaasi ruugcaddaa ah iyo Wasiir hore ayaa ku geeriyooday qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,…
Nabadoonkii ugu da’ weynaa degaanada Somaliland Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi Waraabe) ayaa ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Allaha u Naxariistee waxaa Galabta Magalada Muqdisho ku geeriyootay xildhibaanad ka tirsaneyd Baarlamaanka maamulka Galmudug oo lagu magacaabo Maryan Cali…
Waxaa maanta magaalada Dubai ku geeriyooday C/raxmaa Xoosh Jibriil oo ahaa wasiirkii dastuurka xukuumadda Soomaaliya, kadib xanuun qabtay xilli uu…
