Aqalka Sare ayaa waxba kama jiraan iyo sharci darro ku tilmaamay xeerka uu saxiixay Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Browsing: Golaha Adeegga Garsoorka
Muran sharciyeed ayaa ka dhashay Hindise Sharciyeed qabyo ah oo uu saxiixay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Ururka Qareennada Soomaaliyeed ayaa ka horyimid magacaabista xubno ka tirsan Golaha Adeegga Garsoorka oo Golaha Wasiirada xilka sii haya ay ku…
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay xukuumadda dhacday ee Soomaaliya inay 30-kii July soo…
Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka hor yimid magacaabidda Golaha Wasiirada ee xilka sii haya ay shalay ansxiyeen Golaha Adeegga…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii heysa ayaa ansixisay magacaabidda 5 xubnood oo ka mida Golaha Adeegga Garsoorka, kaasoo…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda xilka sii heysa ayaa maant lagu anixiyey magacaabidda shanxubnood oo ka mid noqonaya Golaha Adeegga Garsoorka…
Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray laba ka mida wasiirada xukuumadda Soomaaliya, kuwaasoo laga sugayo inay hortagaan Golaha.
Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac(Ilka-jiir) ayaa maanta hortegaya Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii looga yeeray si wax looga…
