Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya is afgranwaa ka dhex jira Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan…
Browsing: Golaha wasiirada
Wararka laga helayo xafiiska Ra’isal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in lagu dhawaaqayo Golaha wasirada cusub.
War cusub ayaa ku soo kordhay xilliga la magacaabayo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Laba taliye oo agaasimeyaal kas oo noqday Hay’ada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa olole ugu jira inay ka mid noqdaan Golaha…
Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa qaatay go’aan aan la fileyn oo ah inay kordhiyaan tirada wasaaradaha iyo wasiirada.
Iyadoo ay socdaan dadaaladii ugu danbeeyay ee magcaabidda Golaha wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya qaabka awood…
Iyadoo olole weyn ka socda magaalada Muqdisho oo ku saabsan ka mid noqoshada Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Siyaasiga caanka ah ee dalka Kenya Faarax Macalin ayaa si lama filaan ah ugu soo biiray ololaha magacaabidda Golaha Wasiirada…
Iyadoo olole loogu jiro ka mid noqoshada Golaha wasiirada cusub ee dhowaan la magacaabayo ayaa su’aal weyn ka dhalatay xildhibaanada…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xlliga la magacaabayo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Iyadoo xalay la soo gabagbeeyay wadatashiyadii beelaha Soomaalida ee dhismaha Golaha wasiirada cusub ayaa la soo xaqiijiyay in labada xafiis…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay soo gabagabeeyay la-tashiyadii uu la yeelanayay xildhibaanada beelaha Soomaaliyeed.
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta looga yeeray saxafiyiinta iyadoo arrintaasi lo qaatay inay tahay munaasabad lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada.
Iyadoo uu socdo dadaalkii ugu danbeeyay ee xulista iyo magacaabidda Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulamo is daba joog ah al yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka aya hor dhigay laba qodob…
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in la-tashiyo dheeraad ah ay socdaan oo ku saabsan dhameystirka liiska…
Iyadoo magacaabidda golaha wasiirada uu meel xasaasi ah marayo ayaa waxaa soo shaac baxaya liisas hordhacay ah oo laga helay…
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaartay Yusur Aadan Abraar oo ka mida shaqsiyaadka oo hore muddo kooban u soo noqotay Guddoomiyaha Bankiga…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan shaqsiyaad la hadal hayo inay ka mid noqon doonaan Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa bilaabaya qorshe cusub oo uu ku soo xulayo Golaha wasiirada.
