Browsing: Goodax
Wasiirkii hore ee Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa digniintii ugu danbeysay u diray madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle u dirtay wafdi ay hoggaaminayaan wasiiro ka soo jeeda maamulkaasi.
Kulan dhex maray Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre iyo Gudiga arrimaha bulshada Aqalka Sare ayaa looga hadlay khilaafka…
Maamulka Puntland ayaa jawaab kulul u diray Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre oo Puntland ku eedeeyay inay diiday…
Wasirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka C/llaahi Goodax Barre ayaa raaligelin siiyay xildhibaan uu ku tilmaamay…
Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ayaa sheegay in xildhibaannada fowdada ka sameeyay fadhigii Baarlamaanka inay yihiin…
Guddiga uu dhowaan magacaabay Ra’iisal wasaaraha ayaa kulankoodii ugu horeeyay oo ay la yeesheen Xasan Cali Kheyre kadib kasoo saaray…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay lacag diiwaangelin oo maamulka Gobolka Banaadir ku soo rogay jaamacadaha…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa dhulka ku jiiday oo si aan hore loo arag u weeraray Xildhibaan Mahad Salaad iyo…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Bare oo ka mida xildhibaanada Federaalka ee sida weyn u taageersan dowladda madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare…
Xildhibaanadii ugu horeeyay ee ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa taageeray go’ankii murakna badan dhaliyay ee xukuumadda Soomaaliya Itoobiya ugu gacan…
Musharixiin iyo siyaasiyiin ayaa Muqdisho ka bilaabay arrin ku cusub arrimaha siyaasadda Soomaaliya markii ay sheegeen inay soo bandhigayaan hantiada…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne isagoo ka qeybgalay shirka dib u heshiisiinta ee ka socda magaaladaasi, wuxuuna…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay xaaladda dowladda Soomaaliya iyo go;aanada…