Browsing: Guddoonka Baarlamaanka
Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo uu kulan gaara…
Golaha Shacabka Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii ugu horeeyay maanta yeelanaya, kadib markii hakad la geliyey fadhiyadii kalfadhiga 7-aad sababo…
Madaxweynihii hoe ee Soomaaliya ahna guddoomihaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa digniin culus u diray Madaxweynaha iyo Guddoonka…
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Berri oo Sabti ah isugu yeeray xildhibaannada, iyado farriimo loo kala diray.
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyay ee Kalfadhiga 6-aad, iyadoo Guddoonka Baarlamaanka uu shaaciyey ajendayaasha…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya ayaa buuq ka dhaliyey kulankii bandhigga ahaa ee lagu taageerayey Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa soo farageliyay muranka ka taagan maqaamka Gobolka Banaadir iyo xiisadda siyaasadeed ee hareysay Madaxtooyada Soomaaliya…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo la sheegay inuu ka soo horjeedo xukuumadda cusub ee uu…
Tirinta codadka Doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa goor dhow soo gabagabowday iyadoo ku guuleystay Mahad Cabdalla Cawad.
Xildhibaan C/weli Ibraahim Muudey waa mid ka mida musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiye ku xigeenka koowaad Baarlamaanka Soomaaliya, waana markii…
Khudbadii musharaxnimada taariikhiga aheyd ee Xildhibaan Faarax Sheekh C/Qaadir ka jeediyay Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa noqotay tan loogu hadal…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri ee 8 Janaayo 2017 guda gelaya dhageysiga Khudbadaha musharixiinta u taagan xilalka Guddoonka Baarlamaanka.
Musharixiinta u taagan Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray tiradii ugu badnaa, kadib markii ay is diiwaangeliyeen in ka badan 20…
Guddiga Doorashada Baarlamaanka ayaa maanta shaaciyay in ilaa 7 Musharax ay diiwaan geliyeen, kuwaasoo u tartamaya saddexda jago ee Guddoonka…
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa lagu wadaa inuu ku dhawaaqo musharaxnimadiisa Guddoonka Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si rasmi ah u shaacisay inay u taagan tahay xilka Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa sheegay inuu diyaar u yahay doorashada 11-ka Bishan Janaayo lagu dooran doono Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si degdeg ugu yeeray xildhibaanada lagu doortay magaalada Kismaayo.
